{"id":8897,"date":"2017-04-14T08:34:32","date_gmt":"2017-04-14T08:34:32","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8897"},"modified":"2017-04-15T22:31:15","modified_gmt":"2017-04-15T22:31:15","slug":"midhaha-diinta-muxuu-yahay-ikhlaasku-ama-daacadnimada-camalku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8897","title":{"rendered":"Daawo: Muxuu yahay Ikhlaasku Ama Daacadnimada Camalku? [MIDHAHA DIINTA]"},"content":{"rendered":"<p>Xilliyadan dambe waxa aad loo arkaa dad dadaal badan ku bixinaya sidii ay u muuqan lahaayeen, loo hadal-hayn lahaa is la makaana looga sheekayn lahaa. Waxa laga yaabaa in dadkaas uu ku jiro qof sadaqada si fiican u bixiya oo tabarucaadka ku fiican, laakiin uu shaydaanku niyaddiisa ku beero ha lagu arko oo la yidhaahdo: \u201cHebel waa faxal si fiican wax u bixiya.\u201d<\/p>\n<p>Sidaa darteed, muuqaalkan kooban ee MIDHAHA DIINTA waxa aad si fiican ugaga bogan doontaan \u201cMuxuu yahay Ikhlaasku Ama Daacadnimada Camalku?<\/p>\n<p>Waxaana soo jeedinaya sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir. Ilaahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo. Ku soo dhawaada oo ka faa\u2019idaysi wanaagsan.<\/p>\n<p>midhahadiinta@gmail.com<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"MIDHAHA DIINTA: Muxuu yahay Ikhlaasku Ama Daacadnimada Camalku?\" width=\"500\" height=\"375\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bbB-RO6T6mQ?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilliyadan dambe waxa aad loo arkaa dad dadaal badan ku bixinaya sidii ay u muuqan lahaayeen, loo hadal-hayn lahaa is la makaana looga sheekayn lahaa. Waxa laga yaabaa in dadkaas uu ku jiro qof sadaqada si fiican u bixiya oo tabarucaadka ku fiican, laakiin uu shaydaanku niyaddiisa ku beero ha lagu arko oo la yidhaahdo: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8898,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,2],"tags":[],"class_list":["post-8897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8897"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8934,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8897\/revisions\/8934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}