{"id":8923,"date":"2017-04-15T13:55:05","date_gmt":"2017-04-15T13:55:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8923"},"modified":"2017-04-15T13:55:05","modified_gmt":"2017-04-15T13:55:05","slug":"diyaarado-dagaal-oo-duqeeyay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-gedo-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8923","title":{"rendered":"Diyaarado dagaal oo  duqeeyay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo Ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa xalay duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.<span id=\"more-68396\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in duqeynta loo geystay saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano u dhow Ceel Cadde, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha ay geysteen.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqleen qaraxyada dhowr gantaal oo diyaaradaha dagaalka ku rideen meel ku dhow deegaanka Ceel cadde.<\/p>\n<p>Deegaanka la duqeeyay ayaa ku dhow saldhig ciidamada Kenya horay u degenaan jireen, halkaasoo sanad ka hor lagu qaaday weerar Al-Shabaab askar fara badan uga leysay.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Al-Shabaab iyo Kenya oo ku saabsan duqeyntan, ma ahan markii u horeysay ee diyaaradaha dagaalka Kenya duqeyn ka geystaan Jubooyinka iyo Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa xalay duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo. &nbsp; Wararka ayaa sheegaya in duqeynta loo geystay saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano u dhow Ceel Cadde, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha ay geysteen. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqleen qaraxyada dhowr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8924,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8925,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8923\/revisions\/8925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}