{"id":8939,"date":"2017-04-16T05:35:37","date_gmt":"2017-04-16T05:35:37","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8939"},"modified":"2017-04-16T05:35:37","modified_gmt":"2017-04-16T05:35:37","slug":"ciidanka-amisom-oo-beenisay-war-ka-soo-baxay-al-shabaab-oo-ahaa-in-5-askari-ugandes-ay-dileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8939","title":{"rendered":"Ciidanka AMISOM oo beenisay war ka soo baxay Al-Shabaab oo ahaa in 5 askari Ugandes ay dileen"},"content":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu beeniyay sheegashada Al-Shabaab ee ahaa askar ka tirsan kuwa UGanda ku dileen qarax miino oo jimcihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Afgooye.<span id=\"more-68488\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliska AMISOM ayaa beeniyay warka Al-Shabaab, iyagoo sheegay in aysan jirin askar ka mid ah oo waxyeelo ka soo gaartay qarax.<\/p>\n<p>AMISOM ayaa xaqiijisay in qaraxa\u00a0lala beegsaday mid ka mid ah gaadiidkooda, balse waxaa ay meesha ka saareen inuu jiro khasaare soo gaaray.<\/p>\n<p>Sidoo kale AMISOM ayaa sheegtay Kooxda u qaabilsan miinooyinka ay kala fur fureen labo ka mid ah miinooyinka dhulka lagu aaso.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa qoraal ay soo dhigeen baraha bulshada ku sheegay inay 5 askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM, gaar ahana kuwa Uganda ay ku dileen qaraxa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu beeniyay sheegashada Al-Shabaab ee ahaa askar ka tirsan kuwa UGanda ku dileen qarax miino oo jimcihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Afgooye. &nbsp; Taliska AMISOM ayaa beeniyay warka Al-Shabaab, iyagoo sheegay in aysan jirin askar ka mid ah oo waxyeelo ka soo gaartay qarax. AMISOM ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8940,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8941,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8939\/revisions\/8941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}