{"id":8992,"date":"2017-04-18T13:42:55","date_gmt":"2017-04-18T13:42:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8992"},"modified":"2017-04-18T13:42:55","modified_gmt":"2017-04-18T13:42:55","slug":"xukumada-mareykanka-oo-qalabeyn-doona-ciidamada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8992","title":{"rendered":"Xukumada Mareykanka oo qalabeyn doona Ciidamada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa sheegay inay xoojinayaan tababarada la siinayo Ciidamada Soomaaliya, si ay uga hor-tagaan weerarada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee Taliska Africa Command ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan tababaro la siinayo Ciidamada Soomaaliya, si loo soo saaro cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p>Sarkaalkan oo la hadlay Telefishinka CNN ayaa sheegay in Ciidamada Soomaalida la isugu dari doono tababaro iyo qalabeyn, isla markaana qaab heer sare ah loo tababari doono<\/p>\n<p>\u201cTaliska Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Qaaradda Afrika waxaa ka go\u2019an soo saarista iyo sidoo kale tababarida Ciidamo tayo leh oo ka hortagga Weerarada Al-Shabaab, Ciidamada Soomaalida waxaa si gaar ah uga taageeri doonaa qalabeynta\u201d ayuu yiri Sarkaalka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa horaantii bishan u soo diray Soomaaliya daraasiin Ciidamo ah oo ka qeyb qaadanaya tababarida Ciidamada Soomaaliya iyo la talinta dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa sheegay inay xoojinayaan tababarada la siinayo Ciidamada Soomaaliya, si ay uga hor-tagaan weerarada Al-Shabaab. &nbsp; Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee Taliska Africa Command ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan tababaro la siinayo Ciidamada Soomaaliya, si loo soo saaro cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka. Sarkaalkan oo la hadlay Telefishinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8993,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8994,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8992\/revisions\/8994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}