{"id":8995,"date":"2017-04-18T13:47:02","date_gmt":"2017-04-18T13:47:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8995"},"modified":"2017-04-18T13:47:02","modified_gmt":"2017-04-18T13:47:02","slug":"madaxweynaha-dalka-rwanda-oo-booqasho-labo-maalmood-uga-bilaabatay-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8995","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Rwanda oo booqasho labo maalmood uga bilaabatay Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa booqasho qaadan doontaa labo maalmood uga bilaabatay dalka Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa Jabuuti.<span id=\"more-68679\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Jabuuti ayaa waxaa ku soo dhoweeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Kagame ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Marwadiisa, waxaana inta uu joogo kulamo la qaadan doonaa dhiggiisa Jabuuti.<\/p>\n<p>Labada dal Jabuuti iyo Rwanda ayaa lagu wadaa inay kala saxiixdaan heshiisyo iskaashi ah, iyadoo xiriirka labada dal uu sii xoogeysanayay sanadihii u dambeeyay.<\/p>\n<p>Sanadkii hore Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqasho ku tagay magaalada Kigali ee dalka Rwadan.<\/p>\n<p>Rwanda ayaa dib u soo kabasho aad u weyn ka sameysay colaadihii sokeeye ee soo maray dalkaas, waxaana ay ka mid tahay dalalka Africa ee horumarada ballaaran sameeyay 10-kii sano ee u dambeeyay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rwanda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68680\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rwanda.jpg\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"549\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rwanda1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68681\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rwanda1.jpg\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"502\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa booqasho qaadan doontaa labo maalmood uga bilaabatay dalka Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa Jabuuti. &nbsp; Garoonka diyaaradaha Jabuuti ayaa waxaa ku soo dhoweeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada. Madaxweyne Kagame ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Marwadiisa, waxaana inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8996,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8997,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8995\/revisions\/8997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}