{"id":9051,"date":"2017-04-20T20:00:05","date_gmt":"2017-04-20T20:00:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9051"},"modified":"2017-04-20T20:00:05","modified_gmt":"2017-04-20T20:00:05","slug":"xukumada-somaliland-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadashay-heshiiska-duulimaadka-ee-dhex-maray-soomaaliya-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9051","title":{"rendered":"Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Heshiiska Duulimaadka Ee  Dhex Maray Soomaaliya Kenya."},"content":{"rendered":"<div>\n<p>Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay heshiiska dhawaan dhex maray labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo ku heshiiyay in duulimaadyadii ka iman jiray magaaladda Muqdisho ee lagu sii baadhi jiray Wajeer ay si toos ah u tagi doonto magaaladda Nairobi.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"left\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/15697392_1801973956686554_3738695497672898037_n.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Farxaan oo arrimahaasi ka hadlay ayaa yidhi\u00a0 \u201cDee Soomaaliya uun bay ka wada hadleen ee soomaaliland kamay wada hadal, Anaga Muqdisho Duulimaadkayagu ma maro, Mana Marayo, waxaa weeyaan duulimaadkayagu waa toos, qaarna Adis Ababa ayay maraan, Qaarna Dubai ayay maraan, kuwo kalena Djabouti ayay maraan\u201d ayuu u sheegay Wasiir Farxaan Bulshotv, waxaanu intaasi ku sii daray.<\/p>\n<p><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><\/ins><\/ins><\/p>\n<\/div>\n<p>Hadii ay Laba Dawladood Heshiiyeen, inaguna dawlado kale ayaynu heshiis kula jirnaa, Markaa Tooda ka hadli mayo.<\/p>\n<p>Muhiim maaha waxa ay labada dawladood ka wada hadleen, laakiin waxa muhiim ah halkee ayay dawlada soomaaliya xidhiidh la leedahay, Duulimaadyadda Somaliland wax iska bedelayaa ma jirto\u201d ayuu yidh<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay heshiiska dhawaan dhex maray labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo ku heshiiyay in duulimaadyadii ka iman jiray magaaladda Muqdisho ee lagu sii baadhi jiray Wajeer ay si toos ah u tagi doonto magaaladda Nairobi. Farxaan oo arrimahaasi ka hadlay ayaa yidhi\u00a0 \u201cDee Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9052,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9053,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9051\/revisions\/9053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}