{"id":9060,"date":"2017-04-20T20:25:20","date_gmt":"2017-04-20T20:25:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9060"},"modified":"2017-04-20T20:25:20","modified_gmt":"2017-04-20T20:25:20","slug":"khasaare-ka-dhashay-iska-hor-imaad-dhex-maray-ciidanka-qaranka-iyo-maleeshiyo-beeleed-hubaysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9060","title":{"rendered":"Khasaare Ka Dhashay Iska Hor-imaad Dhex-maray Ciidanka Qaranka Iyo Maleeshiyo Beeleed Hubaysan"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helaayo magaalada Laacaannood ee xarunta gobolka SOOL, ayaa sheegaaya in Saddex ruux ay ku dhinteen\u00a0 iska hor imaad dhex-maray Maleeshiyo beeleed hubaysan iyo Ciidanka qaranka Somaliland.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/download%28256%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><em>Iska hor imaadkan ayaa ka dhacay deegaanka Dharkayn-geeyo oo dhinaca Koonfurreed kaga beeggan magaalada Laascaanood, waxaannay wararku sheegayaan in Ciidan beeleed hubaysani ay toogasho u gaysteen Askari ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland ee jiiddaas loo geeyay inay ku kala dhex jiraan laba beelood oo ku dagaalamay deegaankaas.<\/em><\/p>\n<p>Ciidanka qaranka Somaliland oo ka cadhooday toogashadda loo gaystay Askariga ka tirsan Ciidankoodda ayaa Weerar ay ku qaadeen Maleeshiyaddaas waxa ay kaga dileen Hal qof, halka<\/p>\n<div><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"> <span id=\"MainContent_lblArticle2\">iyaganna uu ka dhintay Askari kale, waxaannay mashaqaddaasi dhacday, kadib markii ay Ciiddammada qaranka Somaliland ay sheegeen inay la wareegayaan Amniga deegaanka Dharkayn-geeyo oo ay hore ugu dagaalameen laba beelood oo deegaankaas ku wada dhaqan, inkastoo ay Ciidanka qaranka ee jiiddaas ku sugani la wareegeen gacan ku haynta Saax-dheer iyo dharkayn-geeyo.<\/span><\/span><\/span><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helaayo magaalada Laacaannood ee xarunta gobolka SOOL, ayaa sheegaaya in Saddex ruux ay ku dhinteen\u00a0 iska hor imaad dhex-maray Maleeshiyo beeleed hubaysan iyo Ciidanka qaranka Somaliland. Iska hor imaadkan ayaa ka dhacay deegaanka Dharkayn-geeyo oo dhinaca Koonfurreed kaga beeggan magaalada Laascaanood, waxaannay wararku sheegayaan in Ciidan beeleed hubaysani ay toogasho u gaysteen Askari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9061,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9062,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9060\/revisions\/9062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}