{"id":9067,"date":"2017-04-20T20:43:10","date_gmt":"2017-04-20T20:43:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9067"},"modified":"2017-04-20T20:43:10","modified_gmt":"2017-04-20T20:43:10","slug":"war-deg-deg-ahdab-ka-kacay-suuqa-bakaaraha-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9067","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Dab ka kacay  suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa qeybo kamid ah goordhow uu dab ka kacay iyadoo halkaa ay gaareen kooxaha dabdamiska si loo damiyo dabkan.<span id=\"more-68843\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dabkan uu ka kacay qeybta maacuunta ee suuqa Bakaaraha hase yeeshee lama oga heerka uu gaarsiisan yahay qasaaraha ka dhashay dabkan.<br \/>\nSuuqa Bakaaraha ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ka kacayay dab iyadoo ay tahay markii labaad ee uu dab qabsado qeybo kamid ah suuqa sanadkan 2017.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa qeybo kamid ah goordhow uu dab ka kacay iyadoo halkaa ay gaareen kooxaha dabdamiska si loo damiyo dabkan. &nbsp; Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dabkan uu ka kacay qeybta maacuunta ee suuqa Bakaaraha hase yeeshee lama oga heerka uu gaarsiisan yahay qasaaraha ka dhashay dabkan. Suuqa Bakaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9068,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9069,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9067\/revisions\/9069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}