{"id":9098,"date":"2017-04-23T06:06:02","date_gmt":"2017-04-23T06:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9098"},"modified":"2017-04-23T06:06:02","modified_gmt":"2017-04-23T06:06:02","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-maanta-ku-wajahan-magalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9098","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ku wajahan Magalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Baydhabo, halkaasoo xarun KMG u ah Maamulka Koofur Galbeed.<span id=\"more-68971\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warar ay ka heleyso Jowhar.com magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in booqashada Madaxweynaha ay la xiriirto xaaladaha nabadgelyo, mid bani\u2019aadanimo iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Diyaar garow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo ayaa ka socda magaalada, iyadoo ammaankana si aad ah loo adkeeyay.<\/p>\n<p>Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed iyo kuwa AMISOM ayaa xiray waddooyinka magaalada, iyadoo la joojiyay isu socodka gaadiidka, waxaana meelaha qaar loo diidayaa inay dadka socdaan.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Baydhabo ayaa noqoneysa tii u horeysay ee gudaha dalka uu ku tago, tan iyo markii xilka Madaxweynaha loo doortay horaantii bishii February.<\/p>\n<p>Sanadkii 2012 ayay aheyd markii Madaxweynihii hore Xasan Sheekh uu booqashadiisa u horeysay ee gudaha dalka ku tagay Baydhabo, xilligaasoo xilka loo doortay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Baydhabo, halkaasoo xarun KMG u ah Maamulka Koofur Galbeed. &nbsp; Warar ay ka heleyso Jowhar.com magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in booqashada Madaxweynaha ay la xiriirto xaaladaha nabadgelyo, mid bani\u2019aadanimo iyo arrimo kale. Diyaar garow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9099,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9098","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9098","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9098"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9098\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9100,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9098\/revisions\/9100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9099"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}