{"id":9108,"date":"2017-04-23T14:10:40","date_gmt":"2017-04-23T14:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9108"},"modified":"2017-04-23T14:10:40","modified_gmt":"2017-04-23T14:10:40","slug":"askar-ka-tirsan-ciidanka-puntland-oo-lagu-dilay-qarax-ka-dhacay-buuraha-galgala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9108","title":{"rendered":"Askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo lagu dilay qarax ka dhacay Buuraha Galgala"},"content":{"rendered":"<p>Illaa lix\u00a0askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa la sheegay in lagu dilay qarax miino oo ka dhacay buuraha Galgala, halkaasoo ciidamada ay saldhig ku leeyihiin.<span id=\"more-69001\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Puntland oo marayay Galgala ayaa la kacday miino dhulka hoostiisa lagu aasay, iyadoo miinadan laa sheegay inay aheyd kuwa taangiyada loo dhigo.<\/p>\n<p>Taliska Booliska Galgala G\/Dhexe C\/raxmaan Faarax Gurxan ayaa xaqiijiyay geerida askarta, isagoo tilmaamay in qaraxa lala bartilmaameedsaday mid ka mid ah baabuurta ciidamada saarnaayeen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in askar ku dhaawacantay qaraxa loo qaaday dhanka magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Ciidamada Puntland ayaa saldhig ku leh Buuraha Galgala, halkaasoo ay kula dagaalamayaan Al-Shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyada qaraxa lala beegsaday ciidamada Puntland, ayna ku dishay lix askari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Illaa lix\u00a0askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa la sheegay in lagu dilay qarax miino oo ka dhacay buuraha Galgala, halkaasoo ciidamada ay saldhig ku leeyihiin. &nbsp; Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Puntland oo marayay Galgala ayaa la kacday miino dhulka hoostiisa lagu aasay, iyadoo miinadan laa sheegay inay aheyd kuwa taangiyada loo dhigo. Taliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9109,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9110,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9108\/revisions\/9110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}