{"id":9127,"date":"2017-04-24T07:29:03","date_gmt":"2017-04-24T07:29:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9127"},"modified":"2017-04-24T07:29:03","modified_gmt":"2017-04-24T07:29:03","slug":"maxkamadda-ciidamada-soomaaliya-oo-afar-qof-ku-toogatay-magalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9127","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo  afar Qof ku toogatay Magalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo(GLN)_Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka afar ruux ku toogatay magaalada Baydhabo, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay horay qaraxyo uga geysteen magaalada.<span id=\"more-69039\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afartan ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa lagu helay dambi ah inay soo abaabuleen qaraxyo dad badan ku dhinteen oo bishii February sanadkii hore ka dhacay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ayaa horay raggan dil toogasho ah ugu xukuntay, iyadoo saakana lagu fuliyay dilka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Toogashada ayaa saaka ka dhacday duleedka magaalada Baydhabo, waxaana goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida Jen. Liibaan Cali Yarow iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabo ayaa horay waxaa uga dhacay xukuno dil ay fulisay Maxkamadda ciidamada, iyadoo Maxkamadda dilal ku xukuntay rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo askar dad shacab ah dilay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(GLN)_Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka afar ruux ku toogatay magaalada Baydhabo, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay horay qaraxyo uga geysteen magaalada. &nbsp; Afartan ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa lagu helay dambi ah inay soo abaabuleen qaraxyo dad badan ku dhinteen oo bishii February sanadkii hore ka dhacay magaalada Baydhabo. Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9128,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9127","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9127"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9129,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9127\/revisions\/9129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}