{"id":9134,"date":"2017-04-24T13:31:07","date_gmt":"2017-04-24T13:31:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9134"},"modified":"2017-04-24T13:31:07","modified_gmt":"2017-04-24T13:31:07","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-iyo-wafti-uu-hogaaminayo-oo-shil-ku-galay-jidka-hargeysa-iyo-gabiley-u-dhaxeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9134","title":{"rendered":"WASIIRKA HAWLAHA GUUD IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO SHIL KU GALAY JIDKA HARGEYSA IYO GABILEY U DHAXEEYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee iyo guryeynta somaliland Cali Xasan Maxamed iyo xubno wehelinayay ayaa gaadhi kula dhacay meel wax yar u jirta Magaaladda Gabiley.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44869\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/18057180_1861496850765221_177392111443916350_n.jpg?resize=686%2C686\" alt=\"18057180_1861496850765221_177392111443916350_n\" width=\"686\" height=\"686\" \/>\u00a0<\/strong><strong>warka ayaa waxa uu sheegayaa in laba ka mid ah ilaaladda wasiirku ay ku dhaawacmeen shilkaasi baabuur, hasayeeshee wasiirka, darawalkii gaadhigaas iyo Siyaasiga Cabdilaahi Geel jire ay ka badbaadeen shilkaasi baabuur.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44871\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/18157107_1861496857431887_1240732451186911689_n.jpg?resize=676%2C676\" alt=\"18157107_1861496857431887_1240732451186911689_n\" width=\"676\" height=\"676\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44872\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/18157568_1861496780765228_4814011299191344859_n.jpg?resize=673%2C505\" alt=\"18157568_1861496780765228_4814011299191344859_n\" width=\"673\" height=\"505\" \/><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Wasiirka ayaa ka soo laabtay magaaladda boorama oo uu hawl ugu maqnaa, waxaana marka ay shilka galeen uu gaadhigu la marayay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo gabiley<\/strong><\/p>\n<p><strong>warkan oo faahfaahsan la soco goor dhaw<\/strong><\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\"><\/h3>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee iyo guryeynta somaliland Cali Xasan Maxamed iyo xubno wehelinayay ayaa gaadhi kula dhacay meel wax yar u jirta Magaaladda Gabiley.\u00a0warka ayaa waxa uu sheegayaa in laba ka mid ah ilaaladda wasiirku ay ku dhaawacmeen shilkaasi baabuur, hasayeeshee wasiirka, darawalkii gaadhigaas iyo Siyaasiga Cabdilaahi Geel jire ay ka badbaadeen shilkaasi baabuur. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9135,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9136,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9134\/revisions\/9136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}