{"id":9148,"date":"2017-04-25T10:51:39","date_gmt":"2017-04-25T10:51:39","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9148"},"modified":"2017-04-25T10:51:39","modified_gmt":"2017-04-25T10:51:39","slug":"diyaarado-dagaal-oo-duqeeyn-ka-gastay-saldhig-ay-ururka-al-shabaab-ku-leeyihiin-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9148","title":{"rendered":"Diyaarado dagaal oo duqeeyn ka Gastay Saldhig ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarado dagaal oo aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhexe duqeyn culus ka geystay deegaan ka tirsan Gobolka Gedo oo ay saldhig ku leeyihiin Al- Shabaab.<span id=\"more-69107\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaja duqeynta geystay ay illaa lix gantaal ku garaaceen deegaanka War-Gaduud oo u dhow Ceel Cadde.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen qaraxyo waa weyn, waxaana la ogeyn khasaaraha ay geysteen duqeyntan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa sheegay inay jirto duqeynta, balse aanay faah faahin ka heyn cida geysatay iyo hadii ay khasaare geysatay.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegay in duqeyntan looga shakisan yahay inay geysteen Mareykanka, maadaama duqeynta dhacday iyo qaraxyada la maqlay ay yihiin kuwo aan horay nooceeda la maqal.<\/p>\n<p>Deegaanka War Gaduud ayaa la sheegaa inay saldhig xooggan ku leeyihiin Al-Shabaab, waxaa ku yaalo xero tababaro iyo madaaris waxbarasho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarado dagaal oo aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhexe duqeyn culus ka geystay deegaan ka tirsan Gobolka Gedo oo ay saldhig ku leeyihiin Al- Shabaab. &nbsp; Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaja duqeynta geystay ay illaa lix gantaal ku garaaceen deegaanka War-Gaduud oo u dhow Ceel Cadde. Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9149,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9150,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9148\/revisions\/9150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}