{"id":9151,"date":"2017-04-25T11:03:46","date_gmt":"2017-04-25T11:03:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9151"},"modified":"2017-04-25T11:03:46","modified_gmt":"2017-04-25T11:03:46","slug":"general-gabre-oo-eedayn-u-soo-jeediyey-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9151","title":{"rendered":"General Gabre oo eedayn U Soo Jeediyey  Madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dalak Ethiopia General Gabre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed CabdulahI Farmaajo inuu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia ee ku sugan dalkq Soomaaliya.<span id=\"more-69118\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>General Gabre ayaa bartiisa Twitterka waxa uu ku qoray Madaxweynaha Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullahi Farmaajo uu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia eek u sugan magaalada Baydhabo ayagoo qeyb ka ah hawlgalka Midawga Africa ee AMISOM.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Soomaaliya xurmo darro ayuu ku sameeyay ciidamada AMISOM gaar ahaa kuwa Ethiopia markii uu booqday magaalada Baydhabo\u201dayaa lagu qoray barta twitterka ee Gabre.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa laga reebay inay kamid noqdaan ilaalada Madaxweyne Farmajo booqashadii uu ku tegey magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Jen Gabre ayaa lagu eedeeyaa inuu si weyn ugu lug lahaa siyaasadda Soomaaliya madaxdii dalka soo marayna uu si weyn ugu dhawaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dalak Ethiopia General Gabre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed CabdulahI Farmaajo inuu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia ee ku sugan dalkq Soomaaliya. &nbsp; General Gabre ayaa bartiisa Twitterka waxa uu ku qoray Madaxweynaha Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullahi Farmaajo uu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia eek u sugan magaalada Baydhabo ayagoo qeyb ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9152,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9153,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9151\/revisions\/9153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}