{"id":9222,"date":"2017-04-28T19:12:30","date_gmt":"2017-04-28T19:12:30","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9222"},"modified":"2017-04-28T19:12:30","modified_gmt":"2017-04-28T19:12:30","slug":"dawladda-sweden-oo-qorshe-u-dejisay-dadka-aan-sharciga-haysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9222","title":{"rendered":"DAWLADDA SWEDEN OO QORSHE U DEJISAY DADKA AAN SHARCIGA HAYSAN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<div class=\"article-details__preamble\">\n<div class=\"publication-preamble text-editor-content\">\n<p><strong>Dowladda Iswiidhan ayaa maanta soo bandhigtay qorshe\u00a0lugu maareeynayo siddii dalka looga saari lahaa dadyowga loo diiday sharciyadda, shirkadaha iyo dukaamadda shaqaaleeysiiya dadyowgaasi iyo arrimo kale oo quseeya dadkaasi.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45124\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sweden-flag-1332905__340.png?resize=504%2C316\" alt=\"sweden-flag-1332905__340\" width=\"504\" height=\"315\" \/><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Wasiiradda arrimmaha guddaha Anders Ygeman iyo wasiirka cadaaladda Morgon Johansson oo maanta shir jaraa\u2019id oo ay wada jir u qabteen ayey ku sheegeen in saddexda sanno ee soo socota la filayo in dalka ay si dhuumaaleeysi ah ku soo galaan muhaajirin lugu qiyaasay tiradooda 33.000 (Soddon iyo saddex kun). Sidaas daraadeedna ay lama huraan tahay in la helo hanaan loogaga hortago dibna loogu celin karo dalalkoodii ay ka soo hayaameen.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><strong>Qorsheyaasha ay dowladda soo bandhigtay ayaa waxaa ka mid ah in ciidanka ammaanka ay adeegsan karaan tallaabooyin qasab ah oo lugu fulinayo go\u2019aanadda diidmadda ah iyo musaafurinta dadyowga loo diiday ineey dalkaan joogaan. Ciidanka ayaa sidoo kale lugu amray in ay soo qabtaan dokumintiyada shaqsiyaadka \u00a0lugu tuhmo argagaxisadanimada iwm.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Qorsheyaasha kale ee maanta wasiiraddu soo bandhigeen ayaa waxaa ka mid ah in laanta sodaalka oo kaashaneeysa hey\u2019adaha ammaanka ay qiimeeyn iyo hubin ku sameeyn doonta soo galootiga iyo magangalyo doonka. Sidaasi si la mid ahn ay \u00a0ciidanka ammanka iyo nabdsugidu ay iskaashi la yeelan doonta xarrunta dhexe ee keydka xogta socdaalka.<\/strong><\/p>\n<div class=\"article-details__bodytext\">\n<div class=\"publication-text text-editor-content\">\n<p><strong>Qorsheyaasha kale oo\u00a0dheeriga ah<\/strong><\/p>\n<p><strong>Barnaamijyada kale ee maanta la soo bandhigay ayaa waxaa ka mid ah sida loo maareeyn doono qaxootiga la diido dalabkooda magangalyo doon. Taas oo ciidanka u qaabilsan ammaanka ay suuragal u noqoneeyso ineey kormeer ku sameeyaan goobaha shaqada gaar ahaan shirkadaha oo qaarkood la runsan yahay ineey shaqaaleeysiiyaan dadka aan heeysan sharci dal ku jooga Iswiidhan. Talaabadan ayaa horey waxaa ay u aheyd mid uun ku eg marka uu tuhun dambi ah ka dhaco goob shaqo. Haatanse ay qasab noqoneeyso ineey kormeer ku sameeyn karaan goobo kasta oo shaqo ah.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan sare u qaadeeynaa suurtagalnimadda booqasho aan la cayimin ee lugu tago goobaha shaqaddaciyada oo aanney\u00a0wax tuhun ahi ka jirin, ciidanka ammaan-kana lugu siiyey awood dheeri ah qaadista talaabadaas\u201d ay yiri wasiirka cadaaladda Morgan Johansson oo misna intaa hadalkiisa ku daray in la ganaaxi doono shirkadaha shaqaaleeysiiya dadka aan heeysan sharciga,ganaaxaas oo uu tilmaamay in uu noqon doono mid adag oo laga shalaayo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Faraha oo la qaadayo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ciidanka\u00a0ammaanka\u00a0waxaa iyana suuragal u noqon doonta in faraha ka qaadaan koontorooladda ajaanibta. Halka awal faro ka qaadistu ay ku ekeyd oo keliya marka qofka magangalyo codsado (is dhiibayo)\u00a0iyo kolka xuudaha dalka soo galayo. Waxaa intaas u sii dheer oo kale in gacanta lugu soo dhigi doono aqoonsiyada iyo baasaboorada iyo dokemint-tiyada. Dawladdu waxay dib u eegis ku sameeyn doonta sidii looga hortegi lahaa innaan si khaldan loo adeegsaddo baasaboorradda deggenaanshaha iyo sharciga deggenaansho ee ajaaniibta \u00a0ee (baasaboorka fr\u00e4mlingspass-ka, iyo kaarka\/teesaraha sharciga ah ee uppeh\u00e5llstillst\u00e5ndskort).<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dowladda \u00a0ayaa waxaa kale oo ay ku howlan tahay siddii ay u dar dar gelin laheyd celinta qaxootiga la diiday in la siiyo magangalyo. Taas oo ay durba\u00a0ay xirriiro la yeelatay dalal dhowr ah oo qaarkod ay ka soo jeedaan asal ahaan qaxootiga loo diiday dal ku jooga Iswiidhan. \u00a0Xirriirkaan ayaa ah in qaxootiga dalalkooda dib loogu celiyo islamarkaasina la helo xafiis qeyb ka noqda celinta qaxootigaasi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan horey u shaacinay in aan rabno in \u00a0xirriirro howl wadeeno ah xagga tarxiilka u qaabilsan ku yeelano dalalka muhiimka noo ah, waxaanse ku guuleeysanay ilaa iyo hadda inaan ka yag leelno, magaalooyinka Kaabul , oo ah Afgaanistaan, Tibliis oo dalka Joorjiya ah, Ribaat oo Marooko ah iyo Naayroobi oo Kenya ah\u201d ayuu yiri wasiirk Ander Ygeman oo ah wasiirka arrimaha gudaha Iswiidhan oo shirkaan jaraa\u2019id uu maanta ku weheliyey wasiirka cadaaladda Morgon Johansson, wada jirna ay uga hadlayeen qorshaha cad ee ay xukuumadda Iswiidhan ku dooneeyso in wax kaga qabato magangalyo doonka dalkeeda ku sugan ee sharciyada loo diiday.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dowladda Iswiidhan ayaa horey u shaacisay in talaabo adag oo xagga ammanka lugu sugayo qaadeeyso wixii ka dambeeyey weerarkii nin dad gaari xamuul ah ku jiirsiiyey bartamihii bishaan dhamaadka ah ee abriil, ninkan ayaa galaaftay nolosha afar ruux. Wuxuu sidoo kale ahaa nin magangalyo dalka weydiistay sanadkii 2014-kii, hase ahaatee diidmo iyo dalka oo laga musaafuriyo la iskugu daray balse ku dhuumaaleeysaneyey si sharci darro ah dalka. Ugu dambeyntiina keentay in dad si bareer ah ku laayo bartamaha magaaladda Stockholm ee caasimadda Iswiidhan.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Iswiidhan ayaa maanta soo bandhigtay qorshe\u00a0lugu maareeynayo siddii dalka looga saari lahaa dadyowga loo diiday sharciyadda, shirkadaha iyo dukaamadda shaqaaleeysiiya dadyowgaasi iyo arrimo kale oo quseeya dadkaasi. Wasiiradda arrimmaha guddaha Anders Ygeman iyo wasiirka cadaaladda Morgon Johansson oo maanta shir jaraa\u2019id oo ay wada jir u qabteen ayey ku sheegeen in saddexda sanno ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9223,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9224,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9222\/revisions\/9224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}