{"id":925,"date":"2016-09-07T06:10:26","date_gmt":"2016-09-07T06:10:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=925"},"modified":"2016-09-07T06:10:26","modified_gmt":"2016-09-07T06:10:26","slug":"dagaal-culus-oo-xalay-ciidamada-somaliya-iyo-kooxda-al-shabaab-ku-dhex-maray-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=925","title":{"rendered":"Dagaal culus oo  Xalay ciidamada Somaliya iyo Kooxda Al-Shabaab ku dhex maray Galgaduud"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"entry-title single-entry-title\">Dagaal culus oo\u00a0 Xalay ciidamada Somaliya iyo Kooxda Al-Shabaab ku dhex maray Galgaduud.<\/h1>\n<p>Bud-Bud(GLN)_Wararka ka Imanayaa Gobolka Galgaduud\u00a0 gar ahaan Deegaanka Bud-Bud ayaa sheegayaa in Xalay Dagaal culus u\u00a0 dhex Maray ciidamada somaliya\u00a0 iyo kooxda\u00a0 Al-Shabaab,kadib markii ciidankii Itoobiya ee AMISOM ay ka guureen shalay gelinkii dambe Deegaankaasi.<span id=\"more-54724\"><\/span><\/p>\n<p>Dagaalkan oo qaatay muddo 8 saac, ayaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana la sheegay inuu dagaalka ku bilowday madaafiic\u00a0 ay Kooxda Al-Shabaab ku garaacday deegaanka.<\/p>\n<p>Intaas kadib ayaa kooxda Al-Shabaab dagaal ku soo galeen deegaanka, waxa labada dhinacba\u00a0 dhex maray dagaal fool ka fool ahaa, kaasoo khasaare kala duwan geystay.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in illaa 10 Qof\u00a0 ay ku dhinteen dagaalka oo ay ku jiraan askar ka tirsan ciidamada\u00a0 dowladda somaliya\u00a0 iyo dad rayid ah, halka tiro kalena ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha kooxda Al-Shabaab ka soo gaadhay dagaalka, hase ahaatee ciidanka dowladda somaliya ayaa markii dambe isaga baxay deegaanka Bud-bud, iyagoo u ruuqaansaday deegaanka Moqokori oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay aheyd halkii ay qabteen Ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku lahaa Bud Bud.<\/p>\n<p>Deegaanka Bud Bud ayaa ciidamada Itoobiya u aheyd Talis ciidan, waxaana inta badan deegaankaas aheyd meelaha weerarada kaga qaadi jireen kooxda Al-Shabaab ku sugnaa Galgaduud iyo Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo\u00a0 Xalay ciidamada Somaliya iyo Kooxda Al-Shabaab ku dhex maray Galgaduud. Bud-Bud(GLN)_Wararka ka Imanayaa Gobolka Galgaduud\u00a0 gar ahaan Deegaanka Bud-Bud ayaa sheegayaa in Xalay Dagaal culus u\u00a0 dhex Maray ciidamada somaliya\u00a0 iyo kooxda\u00a0 Al-Shabaab,kadib markii ciidankii Itoobiya ee AMISOM ay ka guureen shalay gelinkii dambe Deegaankaasi. Dagaalkan oo qaatay muddo 8 saac, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":926,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":927,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/925\/revisions\/927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}