{"id":9262,"date":"2017-04-30T13:27:49","date_gmt":"2017-04-30T13:27:49","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9262"},"modified":"2017-04-30T13:27:49","modified_gmt":"2017-04-30T13:27:49","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-waraaqda-soo-qabasho-u-jartay-agaasimihii-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9262","title":{"rendered":"Maxkamadda Gobolka Banaadir oo waraaqda soo qabasho u jartay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay warqad amar soo qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay C\/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi iyo nin kale.<\/p>\n<p>Warqadan ayaa aheyd amar ka soo baxay Xafiirka Xeer Ilaalinta Qaranka oo ka codsaday maxkamadda Gobolka Banaadir inay soo saarto warqad soo qabasho ah oo ka dhan ah C\/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo Xasan Samatar Cali.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu faray warqadan inay soo qabtaan labada nin, isla markaana\u00a0horgeeyaan Xafiiska Xeer Ilaalinta.<\/p>\n<p>9-kii bishan ayay aheyd markii Wasiirka Warfaafinta C\/raxmaan Yariisow oo shaqo ka fariisin ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta C\/risaaq Yuusuf Bahlaawi, kaddib markii uu ku eedeeyay maamul xumo iyo musuq maasuq.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/warqados1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-69520\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/warqados1.jpg\" alt=\"\" width=\"571\" height=\"762\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay warqad amar soo qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay C\/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi iyo nin kale. Warqadan ayaa aheyd amar ka soo baxay Xafiirka Xeer Ilaalinta Qaranka oo ka codsaday maxkamadda Gobolka Banaadir inay soo saarto warqad soo qabasho ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9264,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9262\/revisions\/9264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}