{"id":9277,"date":"2017-04-30T14:11:54","date_gmt":"2017-04-30T14:11:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9277"},"modified":"2017-04-30T14:11:54","modified_gmt":"2017-04-30T14:11:54","slug":"hargeysa-shaqaalaha-dawlada-oo-berri-la-fasaxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9277","title":{"rendered":"HARGEYSA: SHAQAALAHA DAWLADA OO BERRI LA FASAXAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45152\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/maxresdefault-3.jpg?resize=448%2C254\" alt=\"\" width=\"448\" height=\"253\" \/>-Hay\u2019adda Shaqaalaha dawladu iyadoo tixraacaysa xeerka shaqaalaha dawlada waxay berito oo ku beegan Isniin taariikhduna tahay 01\/05\/2017 Iclaaminaysaa in ay noqon doonto maalin fasax oo shaqaalaha dawladu ka nasan doonnaan maalin hawleedkoodii shaqo iyadoo ku beegan maalinta shaqaalaha aduunka<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>\u2013 Dhamaan shaqaalaha dawlada waxaan u rajaynayaa nolol cizi iyo caafimaad le iyo aakhiro darajo iyo dembi dhaaf le, waxaanan ugu hambalyeynayaa hawsha adag ee ay hagar la<span class=\"text_exposed_show\">\u2018aanta u hayaan.<\/span><\/strong><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p><strong>\u2013 Gudoomiyaha hay\u2019adda shaqaalaha, Gudoomiye-ku-xigeenka, guddida sare ee hay\u2019adda shaqaalaha iyo hawl-wadeenada Hay\u2019adda shaqaalaha dawladu waxay shaqaalaha dawlada u rajaynayaan shaqo sharaf le iyo qaran qurux badan.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wa Bilaahi Tawfiiq<\/strong><br \/>\n<strong>Sharmaake Axmed Muxumed Geelle <\/strong><br \/>\n<strong>Gudoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawlada JSL<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Hay\u2019adda Shaqaalaha dawladu iyadoo tixraacaysa xeerka shaqaalaha dawlada waxay berito oo ku beegan Isniin taariikhduna tahay 01\/05\/2017 Iclaaminaysaa in ay noqon doonto maalin fasax oo shaqaalaha dawladu ka nasan doonnaan maalin hawleedkoodii shaqo iyadoo ku beegan maalinta shaqaalaha aduunka \u2013 Dhamaan shaqaalaha dawlada waxaan u rajaynayaa nolol cizi iyo caafimaad le iyo aakhiro darajo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9278,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9279,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9277\/revisions\/9279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}