{"id":9326,"date":"2017-05-02T14:03:37","date_gmt":"2017-05-02T14:03:37","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9326"},"modified":"2017-05-02T14:03:37","modified_gmt":"2017-05-02T14:03:37","slug":"ciidamada-soomaaliya-iyo-ururka-al-shabaab-oo-ku-dagaalamay-deegaano-ka-tirsan-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9326","title":{"rendered":"Ciidamada Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe illaa xalay ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Marka iyo deegaanka Nambar 50.<span id=\"more-69668\"><\/span><\/p>\n<p>Dagaaladan ayaa yimid, kadib markii Al-Shabaab ay weerartay saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen meel u dhow deegaanka Nambar 50.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaare ka dhashay dagaalka, waxaana Al-Shabaab lagu eedeeyay inay gubeen deegaano guryo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha deegaanka nambar 50 C\/llaahi Waafow ayaa sheegay in dagaalka ay uga dileen alshabaab tiro dagaalyahano ah, ayna gacanta ku hayaan meydadka labo dagaalyahan.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku eedeeyay Al-Shabaab inay gubeen deegaano markii hore laga barakacay, sidoo kalena ay laayeen xoolo dad rayid lahaayeen.<\/p>\n<p>Xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ayaa saaka ah mid degan, waxaana Al-Shabaab la sheegay inay dib ugu laabteen deegaanadii ay ka soo duulaan tageen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe illaa xalay ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Marka iyo deegaanka Nambar 50. Dagaaladan ayaa yimid, kadib markii Al-Shabaab ay weerartay saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen meel u dhow deegaanka Nambar 50. Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaare ka dhashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9327,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9328,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9326\/revisions\/9328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}