{"id":9380,"date":"2017-05-04T14:01:18","date_gmt":"2017-05-04T14:01:18","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9380"},"modified":"2017-05-04T14:01:18","modified_gmt":"2017-05-04T14:01:18","slug":"maxkamadda-ciidamada-soomaaliya-oo-xabsiga-taxaabay-labo-ka-mid-ah-ilaaladii-hanti-dhowrka-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9380","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xabsiga Taxaabay labo ka mid ah ilaaladii Hanti Dhowrka Guud"},"content":{"rendered":"<div class=\"ad4\">Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabtay labo ka mid ah Ilaalada Hanti dhowrka Guud, kuwaasoo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilkii Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji.<span id=\"more-69863\"><\/span><\/div>\n<section>\n<div><\/div>\n<div id=\"single-heading-content\">\n<div class=\"single-right-big\">\n<article id=\"post-69863\" class=\"post-69863 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Labada askari ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen toogashada Wasiir Cabaas oo ka dhacday nawaaxiga Madaxtooyada, waxaana tan iyo xalay gacanta ku hayay ciidamada ammaanka.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada ayaa deg deg u soo fara gelisay kiiska dilka Wasiirka, iyadoo lagu wado in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u dhacdo maxkamadeynta.<\/p>\n<p>Guddi baaritaan ayaa la sheegay inay ku howlan yihiin dhacdadii xalay ee lagu dilay Wasiirkii Howlaha Guud, waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda la soo bandhigo natiijada baaritaanada.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Cabaas Siraaji ayaa ahaa Wasiirkii ugu da\u2019da yaraa Xukuumadda Soomaaliya, waxaana uu ku koray xerada qaxootiga Adduunka ugu weyn ee Dhadhaab.<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/section>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabtay labo ka mid ah Ilaalada Hanti dhowrka Guud, kuwaasoo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilkii Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji. Labada askari ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen toogashada Wasiir Cabaas oo ka dhacday nawaaxiga Madaxtooyada, waxaana tan iyo xalay gacanta ku hayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9381,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9380"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9382,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9380\/revisions\/9382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}