{"id":9396,"date":"2017-05-04T21:08:59","date_gmt":"2017-05-04T21:08:59","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9396"},"modified":"2017-05-04T21:08:59","modified_gmt":"2017-05-04T21:08:59","slug":"meydka-wasiirkii-howlaha-guud-cabaas-siraaji-oo-galabta-lagu-aasay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9396","title":{"rendered":"Meydka Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji oo galabta lagu aasay Muqdisho (Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa galabta lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho meydka Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.<span id=\"more-69867\"><\/span><\/p>\n<p>Aaska oo si heer qaran u dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Guddoomiye kuxigeenka labaad, Wasiir, Xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Ka hor inta aan la aasin ayaa waxaa salaad janaaso ah lagula dukaday masaajidka Madaxtooyada, halkaasoo uu kaga qeyb galay salaada janaasada Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo soo gaabiyay safarkiisii Addis Ababa.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Wasiirkii Howlaha Guud, waxaana ay alle uga baryeen in naxariistii Janno ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqdo maalmo baroor diiq qaran ah, iyadoo Madaxweynaha uu shir guddoomin doono shir deg deg ah oo looga hadlayo amniga, iyo dilkii Warii Cabaas Siraaji.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa la wareegtay Kiiska dilkii xalay, iyadoo xabsiga u taxaabtay labo ka mid ah Ilaalada Hanti dhowrka Guud oo lagu wado in si deg deg ah Maxkamad loo soo taago.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aaska.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-69868\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aaska.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"383\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-69873\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas4.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-69872\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas3.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-69871\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-69870\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/aas1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa galabta lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho meydka Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Aaska oo si heer qaran u dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Guddoomiye kuxigeenka labaad, Wasiir, Xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9397,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9398,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9396\/revisions\/9398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}