{"id":9405,"date":"2017-05-05T06:14:29","date_gmt":"2017-05-05T06:14:29","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9405"},"modified":"2017-05-05T06:14:29","modified_gmt":"2017-05-05T06:14:29","slug":"masaajidka-la-jaarka-ah-wasaaradaha-waxbarashada-beeraha-maaliyadda-waxa-ka-muuqda-daranyo-gogol-laaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9405","title":{"rendered":"Masaajidka La Jaarka Ah Wasaaradaha Waxbarashada, Beeraha &#038; Maaliyadda, waxa ka muuqda Daranyo &#038; Gogol La\u2019aan !"},"content":{"rendered":"<p>Masaajidka la jaarka ah Wasaaradaha waxbarashada, Beeraha, Maaliyadda, Xoolaha, Ciyaaraha,\u00a0 Dibedda, Qorshaynta, Arrimaha gudaha, xafiiska hanta-dhowrka Qaranka, xafiiska xisaabaadka guud ee qaranka, xarunta komishanka qaranka, masaajidkaa nasiibka u helay inuu ahaado goobta ay ku cibaadaystaan hay\u2019adihii iyo wasaaradihii ugu muhiimsanaa dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka muuqda dayactir la\u2019aan iyo gogosha ama roogga ku goglan oo midabkiisii isbaddelay, ka dib markii qiyaastay aan Rooggaa laga beddelin muddo Shan Sano ah.<\/p>\n<p>Haddaba ujeeddada Wargelintaydan oo ah mid qof kasta ku waajib ah inuu u gudbiyo cidda wax ka qaban karta daryeelka masaajidka iyo masaajidada kale ee aynu ku cibaadaysano, waxa aan u soo jeedinayaa madaxda wasaaradaha iyo hay\u2019adaha la jaarka ah masaajidkan inay qorshe daryeel u sameeyaan masaajidka iyo culimada ka shaqaysaba, waxaanan leeyahay masuuliyaantaasi wax culays ah idinku keeni mayso haddii aad culimada guno u qortaan masaajidkana sannadkii mar dayac-tirtaan.<\/p>\n<p>Wa Billaahi Tawqiif.<\/p>\n<p>W\/Q: Mowliid Aadan Cumar<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masaajidka la jaarka ah Wasaaradaha waxbarashada, Beeraha, Maaliyadda, Xoolaha, Ciyaaraha,\u00a0 Dibedda, Qorshaynta, Arrimaha gudaha, xafiiska hanta-dhowrka Qaranka, xafiiska xisaabaadka guud ee qaranka, xarunta komishanka qaranka, masaajidkaa nasiibka u helay inuu ahaado goobta ay ku cibaadaystaan hay\u2019adihii iyo wasaaradihii ugu muhiimsanaa dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka muuqda dayactir la\u2019aan iyo gogosha ama roogga ku goglan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9406,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9407,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9405\/revisions\/9407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}