{"id":9411,"date":"2017-05-05T11:43:51","date_gmt":"2017-05-05T11:43:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9411"},"modified":"2017-05-05T11:43:51","modified_gmt":"2017-05-05T11:43:51","slug":"maxkamadda-ciidamada-oo-u-digtay-masuuliyiinta-dowladda-iyo-ilaaladooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9411","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada oo u digtay Mas\u2019uuliyiinta dowladda iyo Ilaaladooda"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa digniin u dirtay Mas\u2019uuliyiinta dowladda iyo Ilaaladooda oo lagu eedeeyay inay qal qal gelin ku hayaan shacabka, xilliyada ay waddooyinka marayaan.<span id=\"more-69921\"><\/span><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida G\/sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay wixii hada ka dambeeya loo aqoonsan doono fal dambiyeed dhibaatada ay geysanayaan Ilaalada Mas\u2019uuliyiinta dowladda.<\/p>\n<p>\u201cMarka loo fiiriyo fal dambiyeedyada dalka ka dhaca waa midka labaad dhibaatada shacabka loo geysto ee Ilaalada mas\u2019uuliyiinta marka ay wadada marayaan qoriga ku fiiqaan amaba xabad ku ridaan\u201dayuu yiri G\/sare Xasan Cali Nuur Shuute.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Mas\u2019uuliyiinta ay qeyb ku yeelan doonaan dambiga, hadii ilaaladooda dhibaato u geystaan shacabka, isla markaana wax laga weydiin doono.<\/p>\n<p>\u201cGarsoorka waxaa uu u aqoonsanayaa inay tahay dhibaatadaas mid ku tala gal ah, ama ha noqoto xabad lagu difaacayo mas\u2019uulka la ilaalinayo ama mid uu naftiisa u ku difaacayo, muwaadiniinta xaq ayay u leeyihiin inay wadada maraan, in xabad lagu rido si macno darro ah ma ogolaaneyno\u201dayuu yiri G\/sare Shuute.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay Mas\u2019uuliyiinta dowladda in ilaaladooda iyo darawadlooda u sheegaan in wadada ay ku maraan nabadgelyo oo aan shacabka wadada maraya la qal qal gelin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddoomiyaha Darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in kiiska dilkii Wasiir Cabaas uu dhameystiran yahay, isla markaana loo haayo saddex askari, waxaa uu sheegay in baarista ay socoto, isla markaana Hanti dhowrka Guud wax laga weydiin doono arrintaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa digniin u dirtay Mas\u2019uuliyiinta dowladda iyo Ilaaladooda oo lagu eedeeyay inay qal qal gelin ku hayaan shacabka, xilliyada ay waddooyinka marayaan. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida G\/sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay wixii hada ka dambeeya loo aqoonsan doono fal dambiyeed dhibaatada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9412,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9413,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9411\/revisions\/9413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}