{"id":9452,"date":"2017-05-07T11:26:09","date_gmt":"2017-05-07T11:26:09","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9452"},"modified":"2017-05-07T11:26:09","modified_gmt":"2017-05-07T11:26:09","slug":"dagaal-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-deegaanka-meyraaley-ee-gobolka-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9452","title":{"rendered":"Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Meyraaley Ee gobolka Sh\/dhexe."},"content":{"rendered":"<article id=\"post-70025\" class=\"post-70025 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Iska horimaad hubeysan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay deegaanka Meyraaley oo ka tirsan degmada Raage Ceele gobolka Sh\/dhexe.<span id=\"more-70025\"><\/span><\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in iskahorimaadkan oo u dhexeeyay ciidamo galbinayay kolonyo gaadiid ah oo ku soo jeeday magaalada Muqdisho iyo dabley hubeysan oo jidgooyo\u00a0 u tiil deegaanka Meyraaley oo ku taal xeebta badweynta Hindiya ay ku dhinteen afar ruux qof kalana uu ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Afarta ruux ee ku dhimatay iska horimaadkan ayaa la sheegay inay ahaayeen dableydii jidgooyada u tiil iyadoo aysan jirin dad rayid ah oo waxyeelo ka soo gaartay iskahorimaadkan.<\/p>\n<p>Wadada marta xeebta badweynta Hindiya ee gobolka Sh\/dhexe ayaa waxaa yaal jidgooyooyin ay dhigtaan dabley hubeysan iyadoo mararka qaarkoodna ay ka dhacaan iskahorimaad sababa \u00a0dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay maamulka Hirshabeelle oo ku saabsan iskahorimaadkan dhaliyay qasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca.<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"ad5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska horimaad hubeysan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay deegaanka Meyraaley oo ka tirsan degmada Raage Ceele gobolka Sh\/dhexe. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in iskahorimaadkan oo u dhexeeyay ciidamo galbinayay kolonyo gaadiid ah oo ku soo jeeday magaalada Muqdisho iyo dabley hubeysan oo jidgooyo\u00a0 u tiil deegaanka Meyraaley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9453,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9454,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9452\/revisions\/9454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}