{"id":9467,"date":"2017-05-07T19:42:45","date_gmt":"2017-05-07T19:42:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9467"},"modified":"2017-05-07T19:42:45","modified_gmt":"2017-05-07T19:42:45","slug":"war-degdeg-ah-madax-weyne-siilaanyo-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacaabis-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9467","title":{"rendered":"WAR DEGDEG AH: MADAX WEYNE SIILAANYO OO XIL KA QAADIS IYO MAGACAABIS SAMEEYAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay <em>JSL\/M\/XERM\/249-4734\/052017<\/em>, uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka (Road Development Authority) ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Ujeeddo: Xil-ka Qaadis<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ku:\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Xasan Cali Cismaan,<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka JSL\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Mudane,<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaan aad kuugu mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>Magacaabid<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Madaxweynuhu:<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:<\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:<\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Ahmiyadda ay Wakaaladda Horumarinta Waddooyinku (RDA) u leedahay dhismaha iyo horumarinta Qaranka;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:<\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In baahi loo qabo buuxinta jagada Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ka Fiirsaday:<\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu ku Qancay:<\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>In Mudane, Ibraahim Siciid Cilmi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka (Road Development Authority) ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan kaa rajaynayaa in si niyad sami ah aad ugu wareejiso xilka aad haysay Mudane, Ibraahin Siciid Cilmi, oo aan xilka Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4734\/052017, uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka (Road Development Authority) ee Jamhuuriyadda Somaliland. \u00a0 Ujeeddo: Xil-ka Qaadis \u00a0 Ku:\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Xasan Cali Cismaan, Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka JSL\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0 Mudane, &nbsp; Waxaan aad kuugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9468,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9467","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9467"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9469,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9467\/revisions\/9469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}