{"id":9488,"date":"2017-05-08T19:40:45","date_gmt":"2017-05-08T19:40:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9488"},"modified":"2017-05-08T19:40:45","modified_gmt":"2017-05-08T19:40:45","slug":"5-qof-oo-ku-geeriyooday-qaraxa-ka-dhacay-wadada-maka-al-mukarama-ee-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9488","title":{"rendered":"5 Qof oo ku geeriyooday  qaraxa ka dhacay  wadada maka Al-mukarama Ee Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Faah faahin ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax galabta casir liiqii ka dhacay wadada maka Al-mukarama, gaar ahaan maqaaxi caan ah oo dadka ay ku qaxweeyaan galbihii.<span id=\"more-70150\"><\/span><\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa la dhigay agagaarka maqaaxida Baar Italiano oo ah maqaaxi caan ah oo ay fadhistaan dhalinyarada.<\/p>\n<p>Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyootay, halka 8 kale ku dhaawacmeen qaraxa oo ahaa mid aad u xoogganaa.<\/p>\n<p>Dadka qaraxa ku dhintay ayaa waxaa ka mid ahaa Jen.\u00a0Cabdi Bashiir Aadan oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, waxaa uu sarkaalkan xilal ka soo qabtay Wasaaradda Difaaca, sidoo kale waxaa uu mar soo noqday Abaanduulihii qeybta 12-ka April.<\/p>\n<p>Qaraxyada lala beegsado maqaayadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa soo kordhaya, waxaana mas\u2019uuliyada sheegata Al-Shabaab.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-70152\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax12.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-70153\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax13.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-70151\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax11.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahin ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax galabta casir liiqii ka dhacay wadada maka Al-mukarama, gaar ahaan maqaaxi caan ah oo dadka ay ku qaxweeyaan galbihii. Qaraxa oo ahaa baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa la dhigay agagaarka maqaaxida Baar Italiano oo ah maqaaxi caan ah oo ay fadhistaan dhalinyarada. Ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9490,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9488\/revisions\/9490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}