{"id":9538,"date":"2017-05-10T08:05:44","date_gmt":"2017-05-10T08:05:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9538"},"modified":"2017-05-10T08:05:44","modified_gmt":"2017-05-10T08:05:44","slug":"madaxweynaha-koonfur-sudan-oo-magaacabay-taliye-ciidan-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9538","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koonfur Sudan oo magaacabay taliye ciidan oo cusub."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Koonfur Sudan, Salva Kiir, ayaa xilkii ka qaaday taliyaha ciidamada milateriga ee dlakaasi, Jeneral Paul Malong.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday balse maamlihi u dambeeyay waxa shaqada iska casilay madaxda sar sare oo ka tirsan ciidanka Koonfur Sudan.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa walaac ka muujiyay qaraabo kiil iyo dembiyada dagaalada sokeeye ee ka dhashay colaada dalkaasi ka jirtay afartii sano ee la soo dhaafay<\/p>\n<p>Jeneral Makong waxa lagu bedelay Jeneral James Ajong.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p class=\"story-body__h1\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur Sudan, Salva Kiir, ayaa xilkii ka qaaday taliyaha ciidamada milateriga ee dlakaasi, Jeneral Paul Malong. Ilaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday balse maamlihi u dambeeyay waxa shaqada iska casilay madaxda sar sare oo ka tirsan ciidanka Koonfur Sudan. Dad badan ayaa walaac ka muujiyay qaraabo kiil iyo dembiyada dagaalada sokeeye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9539,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9540,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9538\/revisions\/9540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}