{"id":9606,"date":"2017-05-12T17:01:53","date_gmt":"2017-05-12T17:01:53","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9606"},"modified":"2017-05-12T17:01:53","modified_gmt":"2017-05-12T17:01:53","slug":"weerar-ismiidaamin-ah-oo-galabta-ka-dhacay-xero-ciidan-ku-taal-magalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9606","title":{"rendered":"Weerar ismiidaamin ah oo galabta ka dhacay  xero ciidan ku taal Magalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qof xirnaa jaakadaha qarxa uu isku qarxiyay afaafka hore xero ciidan ku taal magaalada.<span id=\"more-70425\"><\/span><\/p>\n<p>Qofkan xirnaa jaakadaha qarxa ayaa doonayay inuu gudaha u galo xero lagu tababaro Ciidamada oo lagu magacaabo Xero Congo, hase ahaatee ciidamada ammaanka ayaa is hor taagay inuu gudaha u galo.<\/p>\n<p>Wakaalada wararka ee SONNA ayaa shaacisay in qaraxa uu ku dhintay hal qof, halka labo kalena ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Qaraxyada ka dhaca Kismaayo ayaa ah mid kooban, maadaama magaalada ammaankeedu yahay mid adag.<\/p>\n<p>La soco wixii warar ee ku soo kordha qaraxa ismiidaaminta ee Kismaayo ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qof xirnaa jaakadaha qarxa uu isku qarxiyay afaafka hore xero ciidan ku taal magaalada. Qofkan xirnaa jaakadaha qarxa ayaa doonayay inuu gudaha u galo xero lagu tababaro Ciidamada oo lagu magacaabo Xero Congo, hase ahaatee ciidamada ammaanka ayaa is hor taagay inuu gudaha u galo. Wakaalada wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9607,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9608,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9606\/revisions\/9608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}