{"id":9640,"date":"2017-05-14T04:33:25","date_gmt":"2017-05-14T04:33:25","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9640"},"modified":"2017-05-14T04:33:25","modified_gmt":"2017-05-14T04:33:25","slug":"sacuudiga-oo-xidhey-dariqyada-magaalada-cawaamiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9640","title":{"rendered":"Sacuudiga oo xidhey dariqyada magaalada Cawaamiya"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Waxa la xidhey wadooyinka magaalada Cawaamiya oo ay Shiicadu ku badan yihiin kadib markii lagu diley nin Pakistani ah iyo wiil yar oo laba jir ah oo dalka u dhashay.<\/p>\n<p>Lama xaqiijin sababta ay xaalada magaaladu u kacsan tahay, dowladda sucuudiga ayaa sheegtey in ay dabley weerartey meel uu dhisme ka socdey oo rasaas ku fureen shaqaalihii.<\/p>\n<p>Magaalada Cawaamiya oo ay hore qulqulatooyin uga dhaceen ayaa ah magaaladii uu u dhashay sheekhii Shiiciga ahaa Nimr al-Nimr oo xukun dil ah ay dowladu ku fulisey sannadkii aynu soo dhaafney<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa la xidhey wadooyinka magaalada Cawaamiya oo ay Shiicadu ku badan yihiin kadib markii lagu diley nin Pakistani ah iyo wiil yar oo laba jir ah oo dalka u dhashay. Lama xaqiijin sababta ay xaalada magaaladu u kacsan tahay, dowladda sucuudiga ayaa sheegtey in ay dabley weerartey meel uu dhisme ka socdey oo rasaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9641,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9640"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9643,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9640\/revisions\/9643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}