{"id":9711,"date":"2017-05-16T12:23:35","date_gmt":"2017-05-16T12:23:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9711"},"modified":"2017-05-16T12:23:35","modified_gmt":"2017-05-16T12:23:35","slug":"al-shabaab-oo-weeraray-deegaan-hoos-taga-magaalada-mandhera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9711","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo weeraray deegaan hoos taga magaalada Mandhera"},"content":{"rendered":"<article id=\"post-70600\" class=\"post-70600 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerTodobaadyadii u dambeeyay ayaa la sheegay in weeraro ka dhacayeen deegaano hoos taga Mandhera.areen deegaan lagu magacaabo Cumar Jilicow.<span id=\"more-70600\"><\/span><\/p>\n<p>Deegaankan oo hoos taga Mandhera ayaa dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig boolis.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in lagu dilay saddex qof, halka labo askari boolis la la\u2019yahay, kuwaasoo loo maleynayo in Al-Shabaab qafaalatay, lana aaday dhanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Kenya ayaa sheegay in weerarkaas ay ka dambeeyaan Al-Shabaab, ayna haatan baadigoob ugu jiraan askartii la qafaashay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"ad5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerTodobaadyadii u dambeeyay ayaa la sheegay in weeraro ka dhacayeen deegaano hoos taga Mandhera.areen deegaan lagu magacaabo Cumar Jilicow. Deegaankan oo hoos taga Mandhera ayaa dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig boolis. Wararka ayaa sheegaya in lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9712,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9711","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9711","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9713,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9711\/revisions\/9713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}