{"id":9739,"date":"2017-05-18T12:15:23","date_gmt":"2017-05-18T12:15:23","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9739"},"modified":"2017-05-18T12:15:23","modified_gmt":"2017-05-18T12:15:23","slug":"qisada-amiiradii-reer-japan-ee-xilkeeda-uga-tanaasushay-jacayl-dartii-xogta-dunida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9739","title":{"rendered":"Qisada Amiiradii Reer Japan ee Xilkeeda uga Tanaasushay Jacayl Dartii (Xogta Dunida)"},"content":{"rendered":"<h3><strong>Waa Kuma inanka ay Dartii Deyrka boqortooyada uga dhacday<\/strong><\/h3>\n<hr \/>\n<p>Amiirada ugu weyn caruurtii uu awoowga u yahay Imbiraadoorka Dalka\u00a0 Japan Akihito ayaa go\u2019aansatay inay ka tanaasusho awoodeedii Amiirnimo si ay fursad sharci u siiso jacaylkeeda kala dhexeeya Inankii ay isku jaamacada ahaayeen ee ka dhashay Qoyska saboolka ah.<br \/>\nAmiiradu waxay ku talo jirtaa inay ka mid noqoto dadka caamka ah hadii uu qabsoomo guurka ay ku ballansan yihiin inankaasi.<br \/>\nWax yar ka dib markii ay soo baxday in amiirada la soo doonayo oo ay gadh-castu is hor fadhiisan doonto ayaa Ki Kumoro 25 jir ah oo ah inanka ay dartii amiiradu isaga xayuubinayso awoodeedii waxay\u00a0 saxaafadu muuqaalo kaga soo qaaday isagoo hortaagan xafiis qareen oo uu ka hawlgalo oo ku yaalla caasimada Tokyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa Kuma inanka ay Dartii Deyrka boqortooyada uga dhacday Amiirada ugu weyn caruurtii uu awoowga u yahay Imbiraadoorka Dalka\u00a0 Japan Akihito ayaa go\u2019aansatay inay ka tanaasusho awoodeedii Amiirnimo si ay fursad sharci u siiso jacaylkeeda kala dhexeeya Inankii ay isku jaamacada ahaayeen ee ka dhashay Qoyska saboolka ah. Amiiradu waxay ku talo jirtaa inay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9740,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9741,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9739\/revisions\/9741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}