{"id":9780,"date":"2017-05-20T05:20:43","date_gmt":"2017-05-20T05:20:43","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9780"},"modified":"2017-05-20T05:20:43","modified_gmt":"2017-05-20T05:20:43","slug":"waa-kuma-khabiirkii-dhowaan-joojiyey-weerarkii-electroniga-ahaa-xogta-dunida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9780","title":{"rendered":"Waa Kuma Khabiirkii Dhowaan Joojiyey Weerarkii Electroniga ahaa (Xogta Dunida)"},"content":{"rendered":"<h3><strong>Waxaa la ogaaday in khabiirkii joojiyey Weerarkii electronicada ahaa ee dhowaan boqolaalka dawladood lala beegsaday inuu ahaa <span id=\"result_box\" class=\"short_text\" lang=\"en\"><span class=\"\">Marcus Hutchins<\/span><\/span> oo ahaa arday hore looga caydhiyey waxbarashada markii lagu eedeeyey falal dhanka Hackers-ka ah ama budhcada internet-ka ah, waxana uu gaadhi kari waayey inuu helo shahaadada Dugsiga sare ee macluumaadka tiknoolajiyadda.<\/strong><\/h3>\n<p><span id=\"result_box\" class=\"short_text\" lang=\"en\"><span class=\"\">Marcus Hutchins<\/span><\/span> oo u dhshay Dalka Britain waxa uu khatar ku dhici lahayd ka hor joogsaday ugu yaraan 100 kun oo Computer oo daafaha caalamka kala yaallay, isagoo muddo 72 saacadood ah la dagaalamayey Virus-kii lagu soo qaaday weerarka, waxana uu xiligan ka shaqeeyaa xarunta amniga Internet-ka ee Wadaniga ah, isagoo sheegay in aanu doonayn in uu xiligan ka tago shaqadiisa uu ka hayo shirkada\u00a0 Kryptos Logic\u201d oo xarunteeda guud tahay Dalka maraykanka.<\/p>\n<div class=\"content-ad\"><\/div>\n<p>Khabiirkan dhalinyarada ahi waxa uu sheegay in inkastoo uu guul weyn gaadhay hadana ay xiligan ku soo korodhay werwer dhanka ammaankiisa ah, isagoo ka baqaya inay koocaha budhcadda Internet-ku ka aar goostaan, gaar ahaan xiligan oo warbaahintu soo bandhigtay magaciisa iyo meesha uu ku nool yahay ama ka shaqo galo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la ogaaday in khabiirkii joojiyey Weerarkii electronicada ahaa ee dhowaan boqolaalka dawladood lala beegsaday inuu ahaa Marcus Hutchins oo ahaa arday hore looga caydhiyey waxbarashada markii lagu eedeeyey falal dhanka Hackers-ka ah ama budhcada internet-ka ah, waxana uu gaadhi kari waayey inuu helo shahaadada Dugsiga sare ee macluumaadka tiknoolajiyadda. Marcus Hutchins oo u dhshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9781,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9780"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9782,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9780\/revisions\/9782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}