{"id":9821,"date":"2017-05-21T10:56:07","date_gmt":"2017-05-21T10:56:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9821"},"modified":"2017-05-21T10:56:07","modified_gmt":"2017-05-21T10:56:07","slug":"maxkamada-gobalka-maroodi-jeex-oo-xukun-ku-riday-masuulyiin-ka-tirsan-xisbiga-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9821","title":{"rendered":"Maxkamada Gobalka Maroodi-jeex Oo Xukun Ku Riday Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada gobalka Maroodi Jeex \u00a0ayaa \u00a0iminka ku dhawaaqdey xukunka<\/p>\n<p>masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla makaana xeer ilaalinta Somaliland danbi ku soo oogtey<\/p>\n<p>Masuulyiintan oo kala ah gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme iyo xoghayihii ciyaaraha ee Xisbigaas Muddane Yoonis ayaa waxaa ay maxkamadu Amartey<\/p>\n<p>1. In Maxamed Sadiiq Dhamme Xoriyadiisa dib loogu soo celiyo ka dib markii ay maxkamadu wax danbi ah ku weyday<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>2. In Muddane Yoonis Axmed Yoonis ay maxkamadu ku xukuntey hal Sanno oo xadhig ah isla markaana ka bilaabma maalintii la xidhay .<\/p>\n<p>Xukunkaas ka dib waxaa racfaan ka qaatadey xeer ilaalinta Somaliland isla markaana dib ayaa loogu celiyey masulyiintan xabsiga<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada gobalka Maroodi Jeex \u00a0ayaa \u00a0iminka ku dhawaaqdey xukunka masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla makaana xeer ilaalinta Somaliland danbi ku soo oogtey Masuulyiintan oo kala ah gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme iyo xoghayihii ciyaaraha ee Xisbigaas Muddane Yoonis ayaa waxaa ay maxkamadu Amartey 1. In Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9821"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9824,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9821\/revisions\/9824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}