{"id":9829,"date":"2017-05-21T18:34:54","date_gmt":"2017-05-21T18:34:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9829"},"modified":"2017-05-21T18:34:54","modified_gmt":"2017-05-21T18:34:54","slug":"waa-kuma-ciyaaryahanka-ronaldo-dalbanayo-in-real-la-keeno-xogta-dunida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9829","title":{"rendered":"Waa kuma Ciyaaryahanka Ronaldo Dalbanayo in Real la keeno (Xogta dunida)"},"content":{"rendered":"<p>Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ahna xidiga adduunka ee Kubadda cagta\u00a0 Cristiano Ronaldo ayaa ugu baaqay kooxda Real Madrid inay soo iibiyaan ciyaaryahanka baasha dhexe uga ciyaara kooxda Lisbon ee Dalka Boqtuqaal <strong>Gilson Martins<\/strong>.<\/p>\n<div class=\"content-ad\"><\/div>\n<p>Barta warbaahineed ee <span class=\"transliteration-target\"><strong>dyarughul<\/strong> ayaa baahiyey in Christiano ronaldo uu ka dalbaday gudoomiyaha kooxda Real Madrid in Naadiga la keeno ciyaaryahankaas oo uu ku tilmaamay mid buuxin kara boosaska werarka ee kooxda hadii ay ciyaaryahanada aasaasiga ahi ka maqnaadaan .<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p>Ciyaaryahan Martins ayaa sanadkan soo bandhigay xilli ciyaareed wanaagsan taasoo keentay in ay indhaha ku hayaan kooxaha waaweyn ee reer Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ahna xidiga adduunka ee Kubadda cagta\u00a0 Cristiano Ronaldo ayaa ugu baaqay kooxda Real Madrid inay soo iibiyaan ciyaaryahanka baasha dhexe uga ciyaara kooxda Lisbon ee Dalka Boqtuqaal Gilson Martins. Barta warbaahineed ee dyarughul ayaa baahiyey in Christiano ronaldo uu ka dalbaday gudoomiyaha kooxda Real Madrid in Naadiga la keeno ciyaaryahankaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9830,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9831,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9829\/revisions\/9831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}