{"id":9862,"date":"2017-05-23T11:14:33","date_gmt":"2017-05-23T11:14:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9862"},"modified":"2017-05-23T11:14:33","modified_gmt":"2017-05-23T11:14:33","slug":"ururka-al-shabaab-oo-tababar-u-soo-xidhay-dagaalyahano-ka-soo-jeeda-dalka-kenya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9862","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab oo tababar u soo xidhay dagaalyahano ka soo jeeda dalka Kenya (Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalyahano ka soo jeeda Kenya, kuwaasoo ka mid noqonaya dagaalamayaasha Al-Shabaab oo weeraro ku qaadaya gudaha Kenya.<span id=\"more-71097\"><\/span><\/p>\n<p>Muuqaal Video ay baahisay garabka warbaahinta Al-Shabaab ee loo yaqaano Al-kataib ayaa waxaa ka soo muuqday dagaalyahano xirnaa dharka milateriga, wajigana u duubnaa, kuwaasoo dhoolatus ku sameynaya goob howdah oo ay beero ku yaallaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa la hadlay dagaalyahanadan Kenyanka ah, waxaa auu sheegay inay ku soo biireen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in wixii hada ka dambeeya ciidamadan cusub ay weeraro ku qaadi doonaan gudaha Kenya, waxaana uu kula dar daarmay inay si adag ula dagaalamaan dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa la sheegay inay qorteen dhalinyaro Kenyan ah, waxaana la sheegay in boqolaal dagaalamayaal u dhashay Kenya ay ka bar bar dagaalamaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-71098\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"341\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-71099\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab1.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"358\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-71100\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab2.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-71101\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shabaab3.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"361\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalyahano ka soo jeeda Kenya, kuwaasoo ka mid noqonaya dagaalamayaasha Al-Shabaab oo weeraro ku qaadaya gudaha Kenya. Muuqaal Video ay baahisay garabka warbaahinta Al-Shabaab ee loo yaqaano Al-kataib ayaa waxaa ka soo muuqday dagaalyahano xirnaa dharka milateriga, wajigana u duubnaa, kuwaasoo dhoolatus ku sameynaya goob howdah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9864,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9862"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9865,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9862\/revisions\/9865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}