{"id":9898,"date":"2017-05-24T14:21:00","date_gmt":"2017-05-24T14:21:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9898"},"modified":"2017-05-26T07:37:31","modified_gmt":"2017-05-26T07:37:31","slug":"daawo-mooshin-ka-dhan-kelmadda-dhaqan-celis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9898","title":{"rendered":"Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS"},"content":{"rendered":"<p>Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxigeeda, ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray Kelmadda DHAQAN-CELIS, oo marka macnaheeda hoos loogu sii dhaadhaco ay ka muuqato nooc takoor ah. Taas oo ay aalaaba dhalinyarada qurbaha laga celiyo ee waddankii hooyo loo celiyo si ay dhaqankooda u soo bartaan, ay qaar kala duwan kuu sheegayaan inay kelmaddaa dhibsadeen.<\/p>\n<p>Haddaba, barnaamijka KULANKA GORFAYNTA oo uu soo saare ka yahay Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare), ayaa tobadaadkan wuxuu ku soo qaatay fal-celinta ka soo noqotay kelmadda DHAQAN-CELIS iyo haddii ba la is yidhaa ha beddelo waxa lagu beddeli karo. Waxaana su\u2019aalaha uu hordhigay macalin Jamaal Axmed oo muddo ku noolaa dalka Norway gaar ahaan Oslo.<\/p>\n<p>https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=P-dxt4SHsXI&#038;feature=youtu.be<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxigeeda, ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray Kelmadda DHAQAN-CELIS, oo marka macnaheeda hoos loogu sii dhaadhaco ay ka muuqato nooc takoor ah. Taas oo ay aalaaba dhalinyarada qurbaha laga celiyo ee waddankii hooyo loo celiyo si ay dhaqankooda u soo bartaan, ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9899,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[5,2],"tags":[],"class_list":["post-9898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9898"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9900,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9898\/revisions\/9900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}