{"id":9907,"date":"2017-05-25T11:00:27","date_gmt":"2017-05-25T11:00:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9907"},"modified":"2017-05-25T11:00:27","modified_gmt":"2017-05-25T11:00:27","slug":"taleefishinka-al-jazeera-oo-laga-mamnuucay-sacudi-carabiya-iyo-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9907","title":{"rendered":"Taleefishinka Al Jazeera oo laga mamnuucay Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p>Wadamada Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa ka mamnuucay wadamadooda taleefishinka caanka ah ee Aljazeera kadib markii dowlada Qadar ay taageertay dowlada Iran.<span id=\"more-71260\"><\/span><\/p>\n<p>Taleefishinka laga leeyahay Sacudi Carabiya ee Al Arabiya ayaa baahiyay in laga bilaabo Arbacada in aan laga daawan karin labada dal taleefishinka Al Jazeera, warkan ayaa\u00a0 waxaa xaqiijiyay mas\u2019uuliyiinta Al Jazeera balse ma bixin faahfaahino dheeri ah.<\/p>\n<p>Al Arabiya ayaa sheegay in sababaha loo mamnuucay ay tahay kadib markii dowlada Qadar ay ku tilmaantay wadanka Iran \u201cDal Islam ah oo awood leh\u201d ayna cambaareeyeen siyaasada Trump ee dowlada Tehran.<\/p>\n<p>\u201cMa jiro xikmad ku jirto in cadaawad loo qaado Iran,\u201dayaa laga soo xigtey \u00a0Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyadoo wakaalada wararka ee Qadar ay baahisay warkan.\u00a0Hase yeeshee dowlada Qadar ayaa warkaas ku tilmaantay mid la been abuuray ayna baaritaan ku sameyn doonto.<\/p>\n<p>Wasiirka isgaarsiinta Qadar ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ay bilaabatay baaritaan ayna la xisaabtami doonaan dadka ka dambeeyay warka been abuurka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadamada Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa ka mamnuucay wadamadooda taleefishinka caanka ah ee Aljazeera kadib markii dowlada Qadar ay taageertay dowlada Iran. Taleefishinka laga leeyahay Sacudi Carabiya ee Al Arabiya ayaa baahiyay in laga bilaabo Arbacada in aan laga daawan karin labada dal taleefishinka Al Jazeera, warkan ayaa\u00a0 waxaa xaqiijiyay mas\u2019uuliyiinta Al Jazeera balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9908,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9909,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9907\/revisions\/9909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}