{"id":9910,"date":"2017-05-25T11:32:46","date_gmt":"2017-05-25T11:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9910"},"modified":"2017-05-25T11:32:46","modified_gmt":"2017-05-25T11:32:46","slug":"dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-ka-tirsan-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=9910","title":{"rendered":"Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaalo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhaxeyeay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.<span id=\"more-71270\"><\/span><\/p>\n<p>Dagaaladan ayaa ka dhacay deegaanka Nambar 50 iyo Muuri, waxaana ay daba socdeen dagaalo horay uga dhacay deegaankaas.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay dhowr jiho ka weerareen deegaanadaas, inkastoo ciidamada dowladda ay sheegeen inay iska difaaceen.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in labada dhinac ay soo gaartay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegay in Al-Shabaab ka dileen dagaalka 6 dagaalyahan, 2 dagaalyahan ay nolosha ku hayaan. waxaana ciidanka dowladda ay soo gaartay dhimashada hal askari iyo dhaawaca labo kale.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay weerar ku hayay Tuulootinka u dhaxeeya Shalanbood illaa Nambar 50, waxaana lagu eedeeyay inay tuulooyinka qaar ay gubeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaalo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhaxeyeay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaaladan ayaa ka dhacay deegaanka Nambar 50 iyo Muuri, waxaana ay daba socdeen dagaalo horay uga dhacay deegaankaas. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay dhowr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9912,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-9910","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9910"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9913,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9910\/revisions\/9913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}