Amni, Dhaqaale iyo Aqoonsi: Madaxweyne Cirro oo Khudbad Dheer Ka Jeediyey Baarlamaanka
April 14, 2026 - Written by maamule

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa khudbad dastuuri ah ka jeediyey fadhiga wadajirka ah ee labada gole ee Baarlamaanka, isagoo kaga warbixiyey xaaladda guud ee dalka, waxqabadka xukuumaddiisa, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha horumarineed ee sannadka 2026. Khudbadda Madaxweynaha ayaa si gaar ah diiradda u saartay amniga, nabadda, dhaqaalaha, adeegyada bulshada, iyo dedaallada aqoonsi raadinta Somaliland.

COMMENTS