|
Arrimaha Bulshada
-
Falanqayn: Abu Lulu iyo Muuqaalka Dhiigga iyo Xasuuqa ee Ka Taagan Sudan
Magaca Al-Faatix Cabdalla Idriis, oo loo yaqaan “Abu Lulu”, wuxuu noqday astaan cusub oo cabsi iyo argagax ah oo ka dhex dhalatay dagaalka dhiigga badan ku daatay ee Sudan, gaar ahaan magaalada Al-Fashir ee gobolka Daarfuur.
...
Wednesday, October 29, 2025
-
Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun – Codkii Da’da, Maskaxda iyo Dacwadda Diinta
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun waa mid ka mid ah culimada ugu caansan uguna saamaynta badan ee Soomaaliyeed, in ka badan 30 sano ayaana si joogto ah ugu soo jiray dacwada, wacyigelinta iyo toosinta bulshada. Mar uu dhalin...
Monday, October 27, 2025
-
Saddex ka Mid ah Dadka Wax Bartay ee Kaalintoodii Gabay: Habranaaye, Holombaynaaye iyo Hoganaaye!
Muuqaalkan kooban, ayuu Cabdishakuur Muxumed "Heersare" kaga hadlayaa saddex ka mid ah dadka dadka wax bartay ee xilligan gabay kaalintii qummanayd ee ay bulshada ku lahaayeen — doorka hagidda, hal-abuurka, iyo hormoodnimada h...
Saturday, October 25, 2025
-
Ma Doog Buu Goynayaa Mise Shaqadii Dadka Ayuu Boobayaa?
Muuqaalkani wuxuu muujinayaa robot mashiin ah oo si toos ah (automatic) ah u goynaya cawska ama doogga. Robot-kan ayaa la dhigay meel doog badan, oo ah goob loogu talagalay in ay ku nastaan.
Sida Robot-kan uu uga saari karo...
Thursday, October 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ardaygiisa, waxaanu sababaynayaa kala duwanaanshaha hab -fikir ee ku xidhan heerarka cumriga, sidoo kale waxa uu ku fahamsiinayaa ...
Thursday, October 23, 2025
-
Sawirqaade reer Somaliland Oo Ku Guuleystay Abaalmarin Caalami ah oo Ku Saabsan Isbeddelka Cimilada iyo Caafimaadka Maskaxda
Sawir uu qaaday, Axmed Nuur Muuse, oo ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sawir uu ka qaaday tuulada Xaaxi, Somaliland, ayaa ku guuleystay abaalmarinta koowaad ee bandhigga caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada iyo Caaf...
Wednesday, October 22, 2025
-
Dhacdooyinkii Badbaadinta Noolaha Yaryar!
Waa laba dhacdo oo wacyigelin iyo wacyidhis xanbaarsan.
Dhacdooyinkii Badbaadinta Noolaha Yaryar | Laba Dhacdo Oo Wacyidhis ah
https://www.youtube.com/watch?v=tKNC8U2ksyM
...
Wednesday, October 22, 2025
-
Jaamacadda Hargeysa oo Martigelisay Hadaljeedin Aqooneed Oo Dr. Bayle Kaga Hadlay Kobcinta Kheyraadka Dhaqaalaha
Jaamacadda Hargeysa, ayaa martigelisay hadaljeedin aqooneed oo uu jeediyay Dr. Cabdiraxmaan Du’alle Bayle, La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha Somaliland. Hadaljeedintu waxay ku aadanayd "Kobcinta kheyraadka dhaqaalaha iyo h...
Wednesday, October 15, 2025
-
Biriijkii Lafaruug: Maxaa Sababay Khasaarihii Taariikhiga ahaa Ee fashilka Keenay?
Biriijka Lafaruug, wuxuu ka mid ahaa biriijyada muhiimka ah ee waddada isku xidha Berbera iyo Hargeysa. Wuxu door weyn ka ciyaari jiray isu socodka dadka iyo ganacsiga ba. Burburkii soo gaadhay wuxu abuuray weydiimo badan oo ku s...
Monday, October 13, 2025
-
Raadkii Dhagarta: Guri uu ka dhacay dil xanuun badan xanuun badan… oo maanta cidi na iibsan karin!
Gurigan burbursan, ayaa noqday meel dadka la deriska ah ee xaafadda uu Hargeysa kaga yaallaa ay si gaar ah u xasuustaan — ma aha kaliya sababo muuqaalka guriga ah, ba lse waa xusuusta shirqool iyo dil fool xun oo ka dhacay gudi...
Saturday, October 11, 2025
Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|