|
Wararka
-
Boorama: In ka badan 1,235 oo Arday Oo Ka Qalinjebiyey Kulliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Camuud
In ka badan 1,200 oo arday ayaa maanta ka qalin-jebiyey kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud, munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda ee magaalada Boorama.
https://youtu.be/teezoq3Xmrk
...
Thursday, September 10, 2026
-
Xuutiyiinta Yemen oo Qabsaday Magaalada Istaraatiijiga ah ee Al‑Mukha
Xuutiyiinta Yemen ayaa la wareegay magaalada dekedda leh ee Al‑Mukha, oo ku taalla xeebta Badda Cas, kaddib dagaallo culus oo ay la galeen ciidamada dowladda Yemen iyo xoogagga uu hoggaamiyo Tariq Saalix.
Qabsashada Al‑Muk...
Thursday, September 10, 2026
-
Saldhigyada Booliska Hargeysa oo Lagu Qalabeeyey Tiknoolajiyad Casri ah
Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bilaabay casriyeynta habka shaqo ee saldhigyada magaalada Hargeysa, kuwaas oo lagu qalabeeyey kombiyuutarro, kamarado iyo qalabka lagu diiwaangeliyo faraha.
Taliyaha Ciidanka Boo...
Thursday, September 10, 2026
-
Booliska Somaliland oo Tallaabo Ka Qaaday Askari Muuqaal Ka Duubay Maxbuus
Burco - Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay inuu tallaabo degdeg ah ka qaaday askari muuqaal ka duubay maxbuus ku sugnaa Saldhigga Dhexe ee magaalada Burco.
Taliska ayaa falkaas ku tilmaamay mid ka...
Thursday, September 10, 2026
-
Madaxweyne Cirro: “Somaliland Waxay Diyaar u Tahay Inay Ilaa 2,000 Askari u Dirto Gaza Haddii Laga Codsado”
Washington — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ilaa 2,000 askari kaga qaybgeliso Ciidanka Caalamiga ah ee Xasilinta Gaza, haddii M...
Thursday, September 10, 2026
-
Bangiga Dhexe ee Eritrea oo Amray in Lacagaha Lagu Shubo Bangiyada
Asmara - Bangiga Dhexe ee Eritrea ayaa soo saaray amar dadka iyo hay’adaha dalkaas ku waajibinaya inay lacagaha badan ee Nakfa ah ee bannaanka nidaamka bangiyada ku haystaan ku shubaan akoonnada bangiyada.
Amarka oo la soo s...
Thursday, September 10, 2026
-
Booliska Somaliland oo Xidhay Weriye Xasan Gallaydh
Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen weriye Xasan Saleebaan Haaruun (Gallaydh), kaas oo lagu eedeeyey in uu warbaahinta ku faafiyey warar been-abuur ah.
Booliska ayaa sheegay in eeday...
Thursday, September 10, 2026
-
The Man Ravaged by Drugs Whose Recovery Inspired the World
Photographs showing the remarkable transformation of a man named Danny Ellerd have circulated widely on social media. The first image shows Danny severely underweight and in poor physical condition, while the later images show hi...
Wednesday, September 9, 2026
-
Ninkii Daroogadu Dishootay ee Soo-kabashadiisu Tusaalaha u Noqotay Adduunka
Sawirro muujinaya isbeddel weyn oo ku dhacay nin lagu magacaabo Danny Ellerd, ayaa si ballaadhan ugu faafay baraha bulshada. Sawirka hore wuxuu muujinayaa Danny oo aad u caatoobay, xaaladdiisa nololeed iyo caafimaadna ay liidato;...
Wednesday, September 9, 2026
-
Somaliland iyo Itoobiya oo Iska Kaashanaya La Dagaallanka Dambiyada Duurjoogta
Hargeysa - Somaliland iyo Itoobiya ayaa xoojinaya iskaashiga lagu ilaalinayo duurjoogta, gaar ahaan ka hortagga ugaadhsiga, ka ganacsiga sharcidarrada ah iyo dambiyada kale ee duurjoogta la xidhiidha ee ka dhaca xuduudaha labada ...
Monday, September 7, 2026
Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|