1669 Qof Oo Codsatay Tirada Maalgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada JSL
October 17, 2026 - Written by maamule

“Cid dagaal lagu qaadayo iyo cid dagaal u socota malahan,” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. “Tirada dadka codsaday maalgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada JSL waxay gaadhaysaa 1,669 qof, kuwaas oo ku kala sugan gobollada dalka,” Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada JSL, Md. Cabdiqaadir Ismaaciil (Jaylaani).

COMMENTS