Ololihii Badbaadinta Deegaanka Somaliland Oo La Soo Afmeeray
October 24, 2026 - Written by maamule

Waxaa la soo gabagabeeyey olole ballaadhan oo badbaadinta deegaanka iyo ka hortagga xaalufka ah, kaas oo laga fuliyey gobollada Jamhuuriyadda Somaliland.

COMMENTS