Taliyaha Ciidanka Booliska JSL oo kormeeray mashruuca Beerta Ciidanka ee Banka Wajaale
October 14, 2026 - Written by maamule

Mashruuca Beerta Ciidanka Booliska JSL ee Banka Wajaale, oo ay ku sugan yihiin gammaanka ciidanku, ayaa waxaa kormeer shaqo ku tagay Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan.

COMMENTS