“Caddaaladdu waxay ka bilaabataa baadhaha,” Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan
October 12, 2026 - Written by maamule

“Caddaaladdu waxay ka bilaabataa baadhaha,” ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan, oo maanta Dugsiga Lixle ee Mandheera tababar uga furay 115 baadhe.

COMMENTS