|
Wararka
-
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay bar koontarool oo ku yaalย golaha murtida iyo madadaalada ama Tiyaatarka magaalada Muqdisho iyadoo qaraxaasina uu ahaa mid ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay.
Qaraxan aya...
Wednesday, March 22, 2017
-
SHIRKADA TELESOM OO LACAGO KU SII DAYSAY LACAGO LAGU DHIMAYO SICIR BARARKA
SHIRKADA TELESOM OO LACAGO KU SII DAYSAY LACAGO LAGU DHIMAYO SICIR BARARKA
https://www.youtube.com/watch?v=4d6KemQwL4Y...
Tuesday, March 21, 2017
-
DAAWO NUXURKA KULAN DHEX MARAY GUDDOOMIYAHA KULMIYE IYO JAALIYADDA SOMALILAND EE NAIROBI
DAAWO NUXURKA KULAN DHEX MARAY GUDDOOMIYAHA KULMIYE IYO JAALIYADDA SOMALILAND EE NAIROBI
https://www.youtube.com/watch?v=WaFzTOYDxuU...
Tuesday, March 21, 2017
-
CIIDAMADA BOOLISKA OO GACANTA KU SOO DHIGAY LABA NIN OO SAC BAKHTI AH QALAYA + SUUQA HARGEYSA OO AY IIB GEYNAYEEN
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo ay sheegeen in ay sac bakhti ah qalayeen isla markaana ay damacsanaayeen in ay u iib geeyaan suuqyada Hilibka ee magaaladda Hargeysa.
...
Tuesday, March 21, 2017
-
War Deg Deg ah;Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya oo lagu dhawaaqay.
Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Raโiisul Wasaare kuxigeen, isagoo ku tilmaamay xukuumaddan ay tahay mid loogu tala galay in...
Tuesday, March 21, 2017
-
Summada Labada Alif ee Ronaldo Qadaadka kaga Taalla (Xogta Dahsoon)
Ciyaaryahanka ay ku foogan yihiin shaashadaha cameradaha saxaafadu waa ciyaaryahanka reer Bortuqaal ee Christiano Ronaldo kaasoo ay la dabogaleen qalabka warbaahinta illaa ay suureeyeen oo soo saareen sumadda labada alif ee qadaad...
Tuesday, March 21, 2017
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay inuu albaabada ka xidhtay Musharaxiintii is bedel doonka
Musharaxiintii is bedel doonka aheyd ee qeybta ka aheyd guushii Madaxweyne Farmaajo ka soo hoyay doorashadii 8-da Febraayo ayaa kulamo wada tashi uga socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in aakhirka kulamadan laga soo saaro...
Monday, March 20, 2017
-
Mas’uul sheegay in aanu xiriir ka dhexeyn Trump iyo Ruushka
Madaxa guddiga Congresska Maraykanka u qaabilsan sirdoonka ayaa sheegay in aanu hayn caddeyn muujineysa in ay wada shaqeyn dhexmartay Ruushka iyo ololihii doorashada madaxweyne Trump ee sanadkii tegay.
Devin Nunes, oo waraysi sii...
Monday, March 20, 2017
-
Dagaal culus oo ka dhacay bariga Dimishiq
Ciidamada dowladda Suuriya ayaa dagaal adag la galay xoogag mucaarad ah oo ku sugan bariga caasimadda Dimishiq.
Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii weerar lama filaan ah ay dagaalyahanno taabacsan Al-Qaacida ku qaadeen meel u dh...
Monday, March 20, 2017
-
Shil geed oo dad badan ku laayay dalka Ghana
Dad gaaraya labaatan ruux ayaa dhintay kuwo kale oo badanna way dhaawacmeen ka dib markii uu ku dumay geed wayn oo ku yaallay gebi biyo dhac leh oo dalka Ghana ku yaalla.
Arrintan ayaa ka dhacday Kintampo oo ah goob caan ku ah da...
Monday, March 20, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|