|
Wararka
-
Daawo Gudoomiyaha Gaadiidleyda Bareefadka Ah Oo Ku Hanjabay Inay Qoryo Saari Doonaan Baabuurtooda
Daawo Gudoomiyaha Gaadiidleyda Bareefadka Ah Oo Ku Hanjabay Inay Qoryo Saari Doonaan Baabuurtooda
https://www.youtube.com/watch?v=6WpEqk0lW9w...
Sunday, February 26, 2017
-
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo qarka u saaran inuu saxiixo Heshiis Dekeda Boosaaso loogu wareejinayo Imaaraadka Carabta
Warar maalmihii la soo dhaafay si aad ah u soo xoogeysanayay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas uu qarka u saaran yahay inuu saxiixo heshiis Dekeda magaalada Boosaaso loogu wareejinayo Imaaraadka Cara...
Sunday, February 26, 2017
-
Xidhiidhka Trump iyo saxaafadda oo sii xumaaday
Madaxweyne Trump ayaa sheegay inuusan sannadkan ka qayb gali doonin cashada sannadlaha ah ee ururka wariyeyaasha aqalka cad.
Tallaabadan ayaa timid ayadoo uu sii xumaanayo xiriirka u dhaxeeya warbaahinta qaarkeed iyo aqalka cad.
...
Sunday, February 26, 2017
-
Daawo Shaqalaha Muruqmaalka Dekeda Magalada Berbera Oo Kulan La Qaatay Saraakiil ka Soctay Shirkada DP World
Shaqalaha Muruqmaalka Dekeda Magalada Berbera Oo Kulan La Qaatay Saraakiil ka Soctay Shirkada DP World
https://www.youtube.com/watch?v=5pe8dlfRxew...
Saturday, February 25, 2017
-
Maxkamadda ICJ oo Kenya u qabatay in dhamaadka sanadkan soo gudbiso jawaabta dacwada Badda
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa dowladda Kenya u qabatay in ugu dambeyn dhamaadka sanadkan ku soo gudbiso jawaabteeda ku aadan dacwada Badda.
War kooban oo ka soo baxay Maxkamadda ICJ ee fadhigeed...
Saturday, February 25, 2017
-
Qaar ka Tirsan Warbaahinta Caalamiga oo laga mamnuucay shirarka jaraa’id ee Aqalka Cad
Qaar ka mid ah Warbaahinta waa weyn ayaa laga mamnuucay inay ka qeyb galaan shirarka Jaraa’id ee Aqalka Cad ee Mareykanka, iyadoo tallaabadan ay ka caroodeen Warbaahinta Caalamiga ah.
Afhayeenka Aqalka Cad Sean Spic...
Saturday, February 25, 2017
-
Madaxweynaha Soomaalya oo saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyay booqasho rasmi aheyd ee uu ku joogay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sacuudiga.
Wafdi...
Saturday, February 25, 2017
-
Daawo Kalfadhigii Golaha Guurtida Somaliland Oo Saaka Furmay Iyo Muddo Kordhin Lagu Wado in loo Sameeyo Xukumada
Daawo Kalfadhigii Golaha Guurtida Somaliland Oo Saaka Furmay Iyo Muddo Kordhin Lagu Wado in loo Sameeyo Xukumada
https://www.youtube.com/watch?v=rGbRLw_VtxE...
Saturday, February 25, 2017
-
Diyaaradda Kenya Airways oo loo ogolaaday inay duulimaad toos ku tagto Mareykanka
Diyaaradda Kenya Airways ayaa loo ogolaaday in duulimaad toos ah ku tagi karto dalka Mareykanka, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Gaadiidka Kenya James Macharia.
Maamulka Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegay ...
Friday, February 24, 2017
-
Maksiko Oo Muujisay In Ay Ka Didsan Tahay Ergayga Trump
Xiriirka labadaas dal ee deriska ah ayaa maraya halkii ugu hoosaysay muddo tobanaan sano ah
Wasiirka arrimaha dibadda ee Maksiko ayaa muujiyey inuu ka didsan yahay ergaga madaxweyne Trump, sababtuna ay tahay arrimo ...
Friday, February 24, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|