|
Wararka
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabiga U Taxaabtay Wariye Cabdimalik Muuse Cooldon.
Wararka hadda na soo gaadhaya ayaa sheegay in ay ciidanka booliska magaalada Hargeysa ay xabisga u taxabeen Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, kadib markii uu ka soo laabatya socdaal uu ku tegay magaalada Muqdisho.
...
Wednesday, February 15, 2017
-
Trump ‘oo todobaadyo ka hor’ sii ogaa arrimaha Flynn
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sii ogaa in dhibaato ka jirtay taleefanadii uu Flynn kula hadlay Ruushka, sida uu sheegay afhayeen u hadlay Aqalka Cad.
Waaxda caddaaladda ee dalka Maraykanka ayaa dhamaadkii bishii...
Wednesday, February 15, 2017
-
Xukumada Ivory Coast Oo Lix Saxafi Maxkamda U Soo Tagtay Sidii ay U Tabiyeen Wararka Ciidankooda.
Lix saxafi oo reer Ivory Coast ayaa la soo taagay maxkamad iyaga oo loo haysto in ay halis galinayaan amaanka dalka.
Saxafiyiintan ayaa loo haystaa warar ay qoreen todobaadkii hore oo ku saabsanaa askar gadooday.
Saxafiyiinta ...
Wednesday, February 15, 2017
-
PSG oo Barcelona u awood sheegatay
Ciyaaraha horyaalka kooxaha Yurub oo xalay dhacay. Ciyaartii ugu xiisaha badnayd waxay dhexmartay kooxaha Paris St-Germain iyo Barcelona.
Barcelona waxaa looga badiyay afar gool iyo eber. Waxaana labo gool oo ka mid ah dhaliyay D...
Wednesday, February 15, 2017
-
Daawo Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed ka Soo Saaray Ansixinta Saldhiga Military Ee Laga Dhisayo.
Daawo Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed ka Soo Saaray Ansixinta Saldhiga Military Ee Laga Dhisayo.
https://www.youtube.com/watch?v=EBK5mQkQnT0...
Tuesday, February 14, 2017
-
Daawo Maayarka Magalada Hargeysa Oo Digniin Culus U Diray Gacansatada Iyo Dadka aan Cashuurta Bixin.
Daawo Maayarka Magalada Hargeysa Oo Digniin Culus U Diray Gacansatada Iyo Dadka aan Cashuurta Bixin.
https://www.youtube.com/watch?v=GyajRDmPFAw...
Tuesday, February 14, 2017
-
Dawlada Somaliya Oo Ganafka Ku Dhufatay Heshiiska Saldhiga Milatari Ee Dhex Maray Somaliland Iyo UAE
Dawlada federaalka ah soomaaliya ayaa ka hadashay heshiiska saldhiga milatari ee xukuumada somaliland la gashay dawlada imaaraadka carabta.
Hanti dhawraha guud ee dawlada somaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharc...
Tuesday, February 14, 2017
-
“DEKEDA BERBERA SHAQO DANBE KA SOCON MAYSO, WAA ASKARI, QORI IYO RASAAS, GOLAHA WAKIILADDUNA…” SULDAAN MAXAMED
“DEKEDA BERBERA SHAQO DANBE KA SOCON MAYSO, WAA ASKARI, QORI IYO RASAAS, GOLAHA WAKIILADDUNA…” SULDAAN MAXAMED
https://www.youtube.com/watch?v=rU6GBD7hLEY...
Tuesday, February 14, 2017
-
MADAXWEYNIHII HORE EE PUNTLAND OO MAANTA LAGU AASAY MAGAALADA BOSAASO IYO DAD-WEYNE FARA BADAN OO KA QAYB-GALAY AASKIISA
Ugu danbayn General Cad-de Muuse ayaa lagu xasuusan doonaa in uu ahaa nin hadal cad oo aan ka gaban runta ,waxaana mas’uuliyiintii ka soo qayb-galay aaska oo ay ku jiraan waxgarad iyo Culumaa’udiin ay tacsi u direen ehelad...
Tuesday, February 14, 2017
-
DAAWO WAKIILKA SOOMAALILAND EE IMAARAADKA CARABTA OO SU’AALO ADAG LA WEYDIIYAY
DAAWO WAKIILKA SOOMAALILAND EE IMAARAADKA CARABTA OO SU’AALO ADAG LA WEYDIIYAY
https://www.youtube.com/watch?v=H3knWrIRXeg...
Tuesday, February 14, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|