|
Wararka
-
Kooxda Al-Shabaab 57 Askari Oo Kenyan ah Ku Dishay Deegaanka Kulbiyoow
Ururka Al Shabaab ayaa weeraray xero milateri oo ciidammada Kenya ay dagan yihiin oo ku taalla magaalada Kulbiyoow.
Al Shabaab ayaa sheegay in ay qabsadeen xeradaas ayna waxyeello wayn u gaysteen ciidammada dalka Kenya oo ay ka d...
Friday, January 27, 2017
-
Daawo Culimo Sheegtay Inay Ku Riyoodeen Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Noqday,Booqasho Ay Ugu Tageen Iyo Kitaab Quraan Ah Oo Ay Gudoonsiiyeen.
Daawo Culimo Sheegtay Inay Ku Riyoodeen Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Noqday,Booqasho Ay Ugu Tageen Iyo Kitaab Quraan Ah Oo Ay Gudoonsiiyeen.
https://www.youtube.com/watch?v=ttQhCLQ7vx0
...
Thursday, January 26, 2017
-
Wasaaradda Waxbarashada JSL & Hay’adaha Caalamiga ah oo ka wada hadlay tayaynta Adeegyada waxbarasho
wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa furay Kulan Wasaaradda waxbarashadu la lahayd Hay'adaha la shaqeeya, kaas oo lagaga arinsanayey kor u qaadista tayada adeegyadawaxbarasho ee dalka ka jira...
Thursday, January 26, 2017
-
Daawo Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Jawaabay ka bixiyey warsaxafadeedkii ka Soo Baxay Shirkada telesom
Daawo Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Jawaabay ka bixiyey warsaxafadeedkii ka Soo Baxay Shirkada telesom
https://www.youtube.com/watch?v=La3MZRPWdAs...
Thursday, January 26, 2017
-
Qof qoyska boqortooyada ka tirsan ayaa ka mid ah todobo ruux oo lagu daldalay dalka Kuwayd
boqortooyada Kuwayd, ayaa daldashay todobo maxbuus, waana markii u horaysay ee ay dawladdu dil fuliso tan iyo 2013kii, dadkaasna waxaa ka mid ahaa qof qoyska boqortooyada ka mid ah.
Waxaa lagu daldalay xabsiga dhexe sida ay sheeg...
Thursday, January 26, 2017
-
Trump oo amray in la billaabo dhismaha derbiga xuduudda Mexico
Madaxweynaha Mareykanka ayaa soo saaray warqad uu ku amrayo in la billaabo dhismaha derbiga xuduudda Mexico.
Wuxuu sidoo kale saxiixay in la qaado tallaabo dhaqaalaha looga yareynayo magaalooyiinka Mareykanka ee ay ku badan yihii...
Thursday, January 26, 2017
-
Cuqaal Odayaal iyo Waxgaradka Beesha Bariga Gobolka Saaxil oo Beeniyay In Aay Ku Biireen Xisbiga WADANI
Boqolaal Kamida waxgaradka Beesha Bariga Berbera oo Sheegay In Aay Yihiin Kuwii Lahaa Asadka Xisbiga KULMIYE, Waxaanay Been Abuur Ku Tilmaameen In Aay Ku Biireen Xisbiga Wadani
Cuqaal, Odayaal Dhaqmeed, Aqoonyahano iyo Wali...
Thursday, January 26, 2017
-
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Soo Bandhigay Aragtida Uu Ka Qabo Goaamada Xukuumadu Ka Soo Saartay Sixir Bararka
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Soo Bandhigay Aragtida Uu Ka Qabo Goaamada Xukuumadu Ka Soo Saartay Sixir Bararka
Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo bandhigay aragtida uu ka qabo go,aamadii ay xukuumadu ka soo saar...
Wednesday, January 25, 2017
-
Shirkada Telesom Oo War-saxaafadeed Kaga Falcelisay Go’aankii Lagu Xadidayay Adeegga ZAAD-ka.
Ugu dambayntii, ZAAD-ku waa adeeg ballaadhan oo bulshada Somaliland oo dhan isticmaasho miyi iyo magaalaba, muddo kooban oo 48 saacadood ah in lagu xadido waa mid aan marnaba caqli
...
Wednesday, January 25, 2017
-
Daawo Siyaasi Axmed samaale oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Gudoomiaha Xisbiga Waddani.
Siyaasi Axmed Xuseen Samaale Ayaa Maanta Shir Jaraaid Oo Uu Ku Qabtay Magaalada Borama Waxa Uu Ugu Jawaabay Gudoomiye Ciro
"Ciro Waxa Aad Ka Mid Tahay Mulkiila Yaasha Shirkadaha Markaa U Hogaan Sanow Awaamiirta Xukumada"
...
Wednesday, January 25, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|