|
Wararka
-
Daawo’Xisbiga Ucid Oo Maanta Xaflad Ballaadhan U Qabtay Taageerayaal Ka Soo Digo Rogtay Xisbiga Waddani.
Daawo'Xisbiga Ucid Oo Maanta Xaflad Ballaadhan U Qabtay Taageerayaal Ka Soo Digo Rogtay Xisbiga Waddani.
https://www.youtube.com/watch?v=SzMQIxJFcBY&feature=youtu.be...
Thursday, January 12, 2017
-
Booliska Hindiya oo Qabtay 6,000 Oo Diin
Booliska dalka Hindiya ayaa qabtay in ka badan 6,000 (lix kun) oo didiin oo la doonayay in dalkaasi dibaddiisa loo qaado.
Diinka oo ah nooca qolofta madow waxaa laga helay guri ku yaalla magaalada Amerthi ee gobolka Uttar Prade...
Thursday, January 12, 2017
-
Mexico iyo Trump oo isku haysta cidda bixineyso qarashka derbiga
Madaxweynaha dalka Mexico, Enrique Pena Nieto, ayaa markale ku celiyay inaysan bixindoonin dhaqaalaha ku baxaya derbiga Trump.
Donald Trump ayaa doonayo inuu kala xiro xuduudda Mareykanka iyo Mexico.
Madaxweynaha Mexico ayaa h...
Thursday, January 12, 2017
-
Daawo;Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay
Wasiirka wasaaradda waxbarshada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin habbane ayaa lagu maamuusay shahaado sharaf uu ku muttaystay dadaalka balaadhan ee uu geliyey iyo shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay wasaaradiisa mudadii koobnayd ee uu ...
Thursday, January 12, 2017
-
Cuntooyinka Kugu Keeni Kara Cimri-Degdega (Xogta Dahsoon)
yadoo laga hadli karo raadka ay cuntadaadu ku leedahay miisaankaaga, caafimaadkaaga iyo quruxdaada ayaa dhanka kale waxa la is weydiin karaa noocyada cunto ee qofka aadamaha ah ku keeni kara cimri degdega xaga da'da kuwaasoo badsa...
Thursday, January 12, 2017
-
Daawo Istaraatajiyada Magalada Eyel Ee Pland Leedahay& Sababta Ay Ciidamadi Daraawishta Ee Seyidku Udegeen
Daawo Istaraatajiyada Magalada Eyel Ee Pland Leedahay& Sababta Ay Ciidamadi Daraawishta Ee Seyidku Udegeen
https://youtu.be/jXM4rok5RTU...
Thursday, January 12, 2017
-
Maalmaha Magacooda Quraanka Lagu Xusay (Xogta Dah)
Barnaamijkeenana waxaynu ku soo qaadanaynaa maalmaha ka midka ah todobaadka ee ilaahay subxaanuhu watacaalaa uu ku xusay Quraankiisa kariimka ah.
https://youtu.be/ujhR4iB5dKM...
Thursday, January 12, 2017
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Ka Digay Xasilooni Daro Siyaasadeed Oo Galmudug Ka Dhacda
Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la texgeliyo daruufaha gaarka ah ee ka jira degaanada Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darr...
Wednesday, January 11, 2017
-
War Deg Deg ah; Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku guuleystey doorashada baarlamaanka Somaliya.
War Deg deg ah; Maxamed Shiikh CIsmaan Jawaari ayaa ku guuleystey tartanka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka kadib markii uu helay codad gaaraya 140 cod.
Wareega hore oo aan weli si rasmi ah loo soo gabagabayn ayaa baarlamaa...
Wednesday, January 11, 2017
-
Madaxweyne Obama oo jeediyay Khudbadiisii ugu dambeysay
Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa.
Hadalka ayuu u jeediyay kumannaan qof oo isugu soo baxay Chicago, halkaas oo ah meesha siyaasadda uu ka bill...
Wednesday, January 11, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
-
Waa Maxay Wax Tarka Malabku ? WQ: Abshir Maxamuud Maxamed
Malabka taariikh ahaan waxaa la sheegaa in la isticmaali jiray muddo 3000 (saddex kun) oo sano Nabi...
Tuesday, May 5, 2026
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|